Global Science University - GSU

  • Home
  • Global Science University - GSU

Global Science University - GSU GSU is a leading higher education institution in Somalia distinguished in high quality teaching and research.

GSU is a leading higher education institution, distinguished in high quality teaching and research, and Somalia’s top research, medical and health science university in Galkacyo Puntland, Somalia.

Ardayda   ta ee Sannadka 5aad ayaa galay   exmination-ka maadada   ka.Ardayda waxaan u rajeynaynaa guul Insha'allaah.  G...
14/05/2026

Ardayda ta ee Sannadka 5aad ayaa galay exmination-ka maadada ka.

Ardayda waxaan u rajeynaynaa guul Insha'allaah.



Global Science University - GSU.

12/05/2026

ardayda sanadka labaad ee kulliyada Health Sciences-ka, gaar ahaan qaybaha Nursing iyo Midwifery oo samaynaya imtixaanka gacan ka qabashada (Practical examination).

Global Science University - GSU

Hambalyo Maalinta caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha! Waxaan hambalyo diiran u diraynaa dhammaan kalkaaliyaaasha caafimaad...
12/05/2026

Hambalyo Maalinta caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha!

Waxaan hambalyo diiran u diraynaa dhammaan kalkaaliyaaasha caafimaad ee Soomaaliyeed. Waxaan idinku hambalyeynaynaa shaqada muhiim-ka ah ee aad bulshada u haysaan.



Global Science University - GSU

Ardayda sanadka labaad ee kulliyada Health Sciences-ka,  gaar ahaan qaybaha  Nursing iyo Midwifery ayaa u fariistay imti...
10/05/2026

Ardayda sanadka labaad ee kulliyada Health Sciences-ka, gaar ahaan qaybaha Nursing iyo Midwifery ayaa u fariistay imtixaanka gacan ka qabashada (Practical examination). Imtixaankaan oo u jeedadiisu tahay in lagu hubiyo korna loogu qaado xirfadda gacan ka qabasho ee aradyda.


Global Science University - GSU

Ardayda kulliyadda Cafimaadka ee Jaamacadda Global Science University - GSU ayaa shalay oo tariilhdu ahayd 7dii May 2026...
08/05/2026

Ardayda kulliyadda Cafimaadka ee Jaamacadda Global Science University - GSU ayaa shalay oo tariilhdu ahayd 7dii May 2026 qabatay barnaamij caafimaad oo ah.

Barnaamijkan oo laga fuliyey qaar kamid ah kaamamka magaaladda Galkacyo, wuxuuna ku ahaa wacyi-gelin ku saabsan:
■ ka hortagga koleeraha (Cholera)
■ka hortagga duumada (Malaria)
■ ka hortagga nafaqo-darrada

Xilligan oo ah xilli roobaad ayaa inta badan waxaa dhaca xaalada caafimaad-darro sida shuban, qandho badan iyo malaariyada oo inta badan dadka soo ridata. Si looga gaashaanto arimahaas ayey ardaydu u sameeyeen barnaamijkan.



Global Science University - GSU
GSU-Students Association Network

  ku aadan maalinta caalamiga ah ee umulisooyinka addunka, oo ah maanta oo kale sannad walba 5 May 2026 ayaan u diraynaa...
05/05/2026

ku aadan maalinta caalamiga ah ee umulisooyinka addunka, oo ah maanta oo kale sannad walba 5 May 2026 ayaan u diraynaa dhammaan umulisooyinka adduunka gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.

Global Science University - GSU oo bixisa qaybta umulisinimada (Midwifery department) sannad walbana soo saarta xifadlayaal/aqoonyahano bartay umulisinimada waxaa sharaf weyn u ah in ay la wadaagto hambalyada iyo xuska dhammaan xirfadlayaasha ku shaqeeya umulisinimada.



Global Science University - GSU

Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 2di May 2026, xilka la kala wareegay guddoomiyihii h**e ee  ururka ardayda Jaamacadda G...
03/05/2026

Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 2di May 2026, xilka la kala wareegay guddoomiyihii h**e ee ururka ardayda Jaamacadda Global Science University - GSU ee GSU-Students Association Network mudane 𝑴𝒐𝒘𝒍𝒊𝒅 𝑨𝒃𝒅𝒊𝒘𝒂𝒉𝒊𝒅 𝑴𝒐𝒉𝒂𝒎𝒆𝒅 iyo guddoomiyaha cusub mudane 𝒀𝒖𝒔𝒖𝒇 𝑨𝒃𝒅𝒊𝒓𝒂𝒉𝒎𝒂𝒏 𝑴𝒖𝒎𝒊𝒏.

Guddoomiyihii h**e waxaan uga mahadcelinaynaa shaqada wanaagsan ee uu soo qabtay intii uu xafiiska joogay, guddoomiyaha cusubna waxaan leenahay xilka aad la wareegtay Alla ha kuu fududeeyo.

.
GSU-Students Association Network
Global Science University - GSU

Shalay oo ay tariikhdu ahayd 29/04/2026, waxaa tababar ku saabsan qalabka shaybaarka iyo sida uu u shaqeeyo loo qabtay q...
30/04/2026

Shalay oo ay tariikhdu ahayd 29/04/2026, waxaa tababar ku saabsan qalabka shaybaarka iyo sida uu u shaqeeyo loo qabtay qaar kamid ah ardeyda barata shaybaarka ( Department of Medical Laboratory).

Tababarka waxaa soo qabanqaabiyey kulliyada Health Sciences-ka ee Jaamacadda Global Science University - GSU waxaana bixiyey Mr. Abdifatah Kilwe oo ka mid ah barayaasha Jaamacadda.



Global Science University - GSU

Waxaan booqasho ku tagnay dugsiga sare ee   magaalada Galkacyo. Waxaan ardayda fasalka 12aad ( Form four-ka) la wadaagna...
28/04/2026

Waxaan booqasho ku tagnay dugsiga sare ee magaalada Galkacyo.

Waxaan ardayda fasalka 12aad ( Form four-ka) la wadaagnay talooyin ku saabsan sida ugu wanaagsan ee ay ugu diyaar garoobi lahaayeen imtixaanka shahaadiga ah ee ay dhawaan ay u fariisan doonaan Insha'allah.

Waxaa uga mahad-celinaynaa maamulka dugsiga iyo ardayda sidii wanaagsanayd ee ay noo soo dhaweeyeen.

Waxaan u rajeynaynaa ardayda guul Insha'allaah.


Global Science University - GSU

Kulliyada  dhakhtarnimada (MBBS) ee Jaamacadda Global Science University - GSU ayaa soo qaban-qaabisay kulan ay ardaydu ...
25/04/2026

Kulliyada dhakhtarnimada (MBBS) ee Jaamacadda Global Science University - GSU ayaa soo qaban-qaabisay kulan ay ardaydu kusoo bandhigayeen kaysas(Case Presentation Program) la xiriir sida loo maareeyo bukaanada ay soo wajahaan xanuunada kala duwan iyo sidii go’aan looga gaari lahaa xaaladaha caafimaad-darro ee ay wajahayaan(loo daweyn lahaa).

Ardayda barnaamijkan soo bandhigtay ayaa isugu jirtay sannadaha 4aad iyo 5aad ee kulliyadda caafimaadka, waxaana su’aalo la xiriira presentation-kooda waydiiyey dhakhaatiirta/barayaasha kulliyadda qaar kamid ah.

Ujeedada barnamijkan wuxuu ahaa:

⦿Sidii kor loogu qaadi lahaa falaqaynta ardayda ee kaysaska xanuunada iyo dawyntooda.
⦿Kor-uqaadida xirfaha soo bandhigidda kaysas-ka dhabta ah iyo sharaxaadooda.

Waxaan u mahad-celinaynaa dhakhaatiirta/barayaasha jaamacadda ee qaybta weyn ka ahaa qabsoomidda barnaamij-kan qiimaha leh. Maamulka Kulliyadda iyo ardayda oo diyaar-garow fiican muujiyey ayaa sidoo kale iyagana mahadsan.




24/04/2026

Kalamadihii maamulka iyo martisharaftii kaso qayb gashay doorashada guddoomiyaha ururka araday jaamacadda GSU.


GSU-Students Association Network
Global Science University - GSU

Address


Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Thursday 07:00 - 17:30
Friday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30

Telephone

+252907790099

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Global Science University - GSU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Global Science University - GSU:

  • Want your university to be the top-listed University?

Share