Dar Al-Ulum University Galkacyo

Website Contact the university

Dar Al-Ulum University Galkacyo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dar Al-Ulum University Galkacyo, College & University, Galkacyo near Masjid Ramadaan, Gaalkacyo.

DAR AL-ULUM UNIVERSITY GALKACYO WAXA AY BIXISAA:
MASTER:KULIYADA SHAREECADA IYO QAANUUNKA
DEGREE: KULIYADA SHAREECADA IYO QAANUUNKA
DIPLOMA: LUUQADA CARABIGA AH

في أجواء علمية وأكاديمية متميزة، شهدت جامعة دار العلوم مناقشة أحد مشاريع التخرج لطلبة كلية الشريعة والقانون، في مشهد علم...
27/08/2026

في أجواء علمية وأكاديمية متميزة، شهدت جامعة دار العلوم مناقشة أحد مشاريع التخرج لطلبة كلية الشريعة والقانون، في مشهد علمي يُتَوِّج جهودًا مباركة ومسيرةً حافلةً بالتعلم والاجتهاد خلال سنوات الدراسة.

نسأل الله لطلبتنا الأعزاء التوفيق والسداد، وأن يبارك في علمهم وجهودهم، وينفع بهم مجتمعهم وأمتهم، ويكتب لهم مستقبلًا مشرقًا حافلًا بالنجاح والإنجاز.

18/07/2026

📚 DIIWAANGELINTA SANAD DUGSIYEEDKA CUSUB (2026-2027) OO SI TOOS U BILOWDAY!
Machadka Zaytuuna oo bahwadaag la ah Jaamacada Dar Al-Ulum University - Galkacyo, oo ah hoyga rasmiga ah ee waxbarashada diiniga ah iyo toosinta ubadka, waxay Ogaysiinaysaa in ay si rasmi ah u bilaabatay isdiwaangelinta sanad dugsiyeedka cusub ee 2026-2027..
📍 Goobta: Galkacyo- Gaar ahaan Masjidka Ramadan Agtiisa
📞 Si aad isku Diiwaangaliso, nagala soo xiriir: [0907789542/0907034175] ama nagala soo xiriir farriimaha bogga (Inbox).

Admission is OpenDar Al-Ulum University Galkacyo Garsoor: Deris la ah Masjidka Ramadan
02/09/2025

Admission is Open
Dar Al-Ulum University Galkacyo
Garsoor: Deris la ah Masjidka Ramadan

Ogeysiis!
02/09/2025

Ogeysiis!

02/09/2025

M.Allah

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Haliimo Mahamud Haashi, Hafsa Cabdulqaadir Max'ed, Cilmi ...
27/08/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Haliimo Mahamud Haashi, Hafsa Cabdulqaadir Max'ed, Cilmi Nuur Ahmed, Abdinur Daud

20/08/2025

Hoyga waxbarashada Diiniga ah, isdiwaan gelinta sanad dugsiyeedka 2025-2026. Dar Al - Ulum University Galkacyo

26/07/2025

Qur'anku waa mucjiso Rabbaani ah. Kuwo kudhaqma Allah ha inaga dhigo. Amin.

24/07/2025

OGEYSIIS: Is diwaan gelinta sanad dugsiyeedka 2025-2026 oo ka bilaabatay Machadka Seytuuna ee Magaalada Gaalkacyo

24/07/2025

Dar Al-Ulum University Faraca Magaalada Galkacyo oo u dabaal dagaya1st year on Facebook. Waad ku mahadsan tihiin taageerada aan dhamaadka lahayn ee aad nala garab taagan tihiin. Dar Al-Ulum University Galkacyo could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Address

Galkacyo Near Masjid Ramadaan
Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dar Al-Ulum University Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Dar Al-Ulum University Galkacyo:

Shortcuts

Share