Kuleejka Ummada ee Garoowe

Kuleejka Ummada ee Garoowe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kuleejka Ummada ee Garoowe, College & University, Aaga shirkada biyaha ee al naciim, Garoowe.

Maanta waxa si qurux badan noogu qabsoomay xafladii sanadlaha ahayd, taasoo lagu maamuusay arday quraanka khatimtay oo s...
24/03/2022

Maanta waxa si qurux badan noogu qabsoomay xafladii sanadlaha ahayd, taasoo lagu maamuusay arday quraanka khatimtay oo shahaado la gudoonsiiyay

Iyo ardayda galay kaalmaha h**e ee machadka

Mar uu kuleejka so booqdayAgaasimada wasaarada cadaaladaIsmaaciil xaaji c/,Asagoo booqday fasalada kala duwan ee kuleejk...
18/03/2022

Mar uu kuleejka so booqday
Agaasimada wasaarada cadaalada
Ismaaciil xaaji c/,

Asagoo booqday fasalada kala duwan ee kuleejk.

18/03/2022

Munaasabad lagu abaal abaal mariyay ardada kaalmaha galay ee kuleejka.

Waa dalxiis gaaban oo lo sameeyay aayb ka mida ardayda,Ardayda oo la dhiiri galiyo waxa qayb wayn ka tahay, horay usocod...
17/03/2022

Waa dalxiis gaaban oo lo sameeyay aayb ka mida ardayda,

Ardayda oo la dhiiri galiyo waxa qayb wayn ka tahay, horay usocodka ardayga & hiigsiga meel dheer.

Address

Aaga Shirkada Biyaha Ee Al Naciim
Garoowe

Telephone

+252905226767

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuleejka Ummada ee Garoowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share