09/09/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ก๐๐ฅ โ ๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ Jaamacadda Sahal, Faraceeda Garowe, waxay qayb ka ahayd bandhigga Kulmiye Expo, waxayna halkaas ku deeqday deeqo waxbarasho oo kala duwan qaar ka mid ah ka-qaybgalayaashii bandhigga โ gaar ahaan ardayda ka qalin-jabisay dugsiyada sare iyo machadyada caafimaadka ee Garowe iyo nawaaxigeeda.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ
Maamulka iyo hawlwadeennada Jaamacadda Sahal waxay hambalyo diiran u dirayaan dhammaan ardaydii nasiibka u yeeshay inay helaan deeqahaas. Waa tallaabo aad u muhiim ah oo mustaqbalkooda beddeli karta.
๐๐ฅ๐๐๐๐๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ฅ๐ข ๐ฐ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ
Jaamacaddu waxay ku dhawaaqaysaa fursado kale oo deeq waxbarasho ah. Waxaa u furan arday kasta oo si dhab ah uga go'an inuu hayaankiisa waxbarasho sii ambaqaado.
Ardayga deeqda hela wuxuu dooran karaa mid ka mid ah ๐-๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐จ๐จ๐ ee Jaamacadda Sahal โ Garowe Campus.
๐๐ข๐๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐จ๐๐ฌ๐๐๐๐?
Booqo xarunta Jaamacadda ama nala soo xiriir, oo codsigaaga ka buuxi:
๐๐ซ๐ฉ.๐ฌ๐๐ก๐๐ฅ.๐๐๐ฎ.๐ฌ๐จ/๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ฒ
WhatsApp / Wac: +๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐
Goobta: Sahal University โ Garowe Campus, Golis Road, Garowe
Waxbarashadu waa maalgashiga kaliya ee aan lagaa qaadi karin. Haddii aad go'aansatay inaad h**e u socoto, annagu waan kula socon doonnaa.
๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ซ๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐ฎ๐ฌ!
๐๐ซ. ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ฆ๐ฒ๐๐ซ๐
Gudoomiye ku-xigeenka / V. Rector
Jaamacadda Sahal โ Garowe Campus