01/10/2025
πππππππππππππππππ πππ π
ππππππππππͺ
Premium College Garowe oo ku yaala isgoyska Sagal waxaa ka socota qabashada Ardayda Cusub ee Kuliyadaha Pharmacology ,Computer, iyo English.
πTilmaam π
College-ku waxa uu ku yaalaa Isgoyska Sagal ,ama isgoyska Huruuse Mall gaar ahaan Laamiga Qorax u dhaca aada, marka aad gaarto Ayan Saafi Beauty Salon dhabarkeeda.
Wixii Faah-faahin ah Fadlan La Xiriir Tell/WhatsApp: 7784592, 7311503