10/08/2026
Xasan Cabdirisaaq Aadam wuxuu ka mid yahay ardayda wax ka barata ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ (CPS) ee Jaamacadda Boosaaso, halkaas oo uu ka barato shahaadada labaad ee ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐จ๐ฅ๐ข๐๐ฒ (๐๐๐).
Wuxuu nala wadaagayaa waayo-aragnimadiisa ku aaddan waxbarashada, aqoonta, iyo fursadaha uu ka helay Xarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Boosaaso, iyo sida ay ugu fududaysay hayaankiisa aqooneed.
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ!
Ku soo biir Xarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Boosaaso โ Garoowe, oo ka mid noqo jiilka hoggaamin doona mustaqbalka.
๐ Centre For Postgraduate Studies (CPS)
#๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐