19/03/2026
ππ πππ ππππ¬π’, πππ ππππ¬π’! ππ
Munaasibadda ciidda awgeed, waxa ay Jaamacadda Tima ade University Gabiley Campus ay hambalyo u diraysaa dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan ,
Waxaan Si gaar ah Farxada Hambalyada Ciidan ula wadaagaynaa Ardeyda , Macalimiinta Iyo Shaqaalaha Jaamacada Tima-ade...
π€² Ilaahay ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee aynu soo wadnay bishii barakaysnayd ee Ramadan ππΏ.
β¨ Sidoo kale, waxa aynu Ilaahay ka baryeynaa in uu inagu gaadhsiiyo ciiddan teeda kale caafimaad,bash-bash iyo barwaaqo π±π°.
π Ciid Mubaarak! π
π
π
π€
TopFan
Soma