Abaarso Tech University Burao Campus Department Of Diploma&Short Course

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • Abaarso Tech University Burao Campus Department Of Diploma&Short Course

Abaarso Tech University Burao Campus Department Of Diploma&Short Course Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abaarso Tech University Burao Campus Department Of Diploma&Short Course, College & University, Near Deero Bridge, Hargeisa.

ATU recognizes that a university's mission goes beyond teaching students and must include serving the community at-large through research and new knowledge. ... Our aim is to inspire our students to imagine and innovate and to become the future creative

Diploma of Health ScienceKulliyadda Barashada Culuumta Caafimaadka waxaanu qaadanaynaa fasallo cusub oo loogu talagalay ...
05/05/2026

Diploma of Health Science

Kulliyadda Barashada Culuumta Caafimaadka waxaanu qaadanaynaa fasallo cusub oo loogu talagalay dhammaan ardayda xiisaynaysa caafimaadka.

πŸ“’ Fariin Muhiim ah:
Ardayda cusub ee la qaadanaayo waxa loo sameyey β€˜ Discount ( 50%) ka faaidayso fursadan muhiim ka ah

Waaxyaha aanu qadanayno bishan waxaa kamid ah:
β€’ Clinical Nursing
β€’ Human Nutrition
β€’ Midwifery
β€’ Medical Laboratory
πŸ‘©β€βš•οΈ Fursaddan waxa ka faa’iidaysan kara arday kasta oo haysta shahaado dugsi sare, ama hadda dhigta.

https://chat.whatsapp.com/DUVRdhASujHBbTH5Kdp5Dy?mode=gi_t

Kulanka - maanta dhexmari doona labada Iskuul ee jamaal cabdinaasir iyo Shiikh Bashiir πŸ‘
23/04/2026

Kulanka - maanta dhexmari doona labada Iskuul ee jamaal cabdinaasir iyo Shiikh Bashiir πŸ‘

Tartanka kubada cagta  Dugsiyada saree burco oo Jaamacada abaarso tech university Burao maal gelisay ayaa si Rasmiya maa...
22/04/2026

Tartanka kubada cagta Dugsiyada saree burco oo Jaamacada abaarso tech university Burao maal gelisay ayaa si Rasmiya maanta u bilaabmay

Waxaana wada ciyaaray labada Iskuul ee β€˜ jamaal cabdinaasir iyo togdheer

Kulankii maanta ee u dhexeeyey labada class ee caafimadka ah Nursing semester two 4pm iyo nursing semester two 6pm
21/04/2026

Kulankii maanta ee u dhexeeyey labada class ee caafimadka ah
Nursing semester two 4pm iyo nursing semester two 6pm

Maalintii labaad iyo ardayda kuuliyada Caafimaadka ee diplomada oo ku jira tartan aqooneedkii Kaalay oo nala daawo tarta...
21/04/2026

Maalintii labaad iyo ardayda kuuliyada Caafimaadka ee diplomada oo ku jira tartan aqooneedkii

Kaalay oo nala daawo tartarnkan Xiisaha leh πŸ‘

𝗧𝗔π—₯𝗧𝗔𝗑 π—”π—€π—’π—’π—‘π—˜π—˜π—— – π——π—¨π—šπ—¦π—œπ—¬π—”π——π—” 𝗦𝗔π—₯π—˜ 𝗕𝗨π—₯𝗖𝗒Maanta waa maalintii saddexaad ee tartan aqooneedka dugsiyada sare ee Burco, tarta...
21/04/2026

𝗧𝗔π—₯𝗧𝗔𝗑 π—”π—€π—’π—’π—‘π—˜π—˜π—— – π——π—¨π—šπ—¦π—œπ—¬π—”π——π—” 𝗦𝗔π—₯π—˜ 𝗕𝗨π—₯𝗖𝗒

Maanta waa maalintii saddexaad ee tartan aqooneedka dugsiyada sare ee Burco, tartan si heer sare ah u socda oo muujinaya hibada iyo Garaad ka ardayda.

Tartan aqooneedka dugsiyada sarre burco Kaas oo ay maal gelisay Jaamacada faca wayn ee Abaarso Tech University Burao.

Tartanku weli wuu socdaa… yaa noqon doona guuleystaha?

Iskuulka togdher secondary school , class ka form three , ayaa dhigooda iskuulka Shiikh Bashiir socondary school class k...
19/04/2026

Iskuulka togdher secondary school , class ka form three , ayaa dhigooda iskuulka Shiikh Bashiir socondary school class ka form three kaga badiyey laba dhibcood

Tartan aqooneedka digsiyada sarre

Daah- furka tartan aqooneed ka loogu tala galay ardayda dugsiyada  sarre , maka mid tahay ardayda ka qayb galaysaπŸ‘
19/04/2026

Daah- furka tartan aqooneed ka loogu tala galay ardayda dugsiyada sarre , maka mid tahay ardayda ka qayb galaysaπŸ‘

Address

Near Deero Bridge
Hargeisa
00252

Telephone

+252634394255

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaarso Tech University Burao Campus Department Of Diploma&Short Course posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Abaarso Tech University Burao Campus Department Of Diploma&Short Course:

Shortcuts

Share