13/03/2026
Tartanka Bisha Ramadan π
Ku guulayso Truck Dispatch Course oo bilaash ah! π
Labada qof ee hela reaction-ka ugu badan** (Like, Love, iwm) ayaa ku guulaysan doona koorsada.
Shuruudaha ka qaybgalka:
1. Follow dheh Masterup Academy
2. Like & Share garee post-kan.
3. Qoraal soo qor kadib hel falcelinta ugu badan ku Guulaysanya
β° Tartanku wuxuu soconayaa ilaa 24h
Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha! β¨