University of Holy Quran & Islamic Sciences

University of Holy Quran & Islamic Sciences "جامعة القرآن العظيم: منارة العلم والقيم"
(1)

05/08/2026

زيارة فضيلة الشيخ القارئ عبد الحكيم شيخ علي صوفي إلى المبنى الجديد لجامعة القرآن العظيم

تهنئة بحلول عيد الأضحى المباركيسر إدارة جامعة القرآن العظيم أن تتقدم لمنسوبي الجامعة والشعب الصومالي والأمة الإسلامية بأ...
26/05/2026

تهنئة بحلول عيد الأضحى المبارك
يسر إدارة جامعة القرآن العظيم أن تتقدم لمنسوبي الجامعة والشعب الصومالي والأمة الإسلامية بأحر التهاني والتبريكات بمناسبة حلول
عيد الأضحى المبارك
سائلين الله المولى أن يعيده علينا وعلى الأمة الإسلامية بالأمن والاستقرار والخير والبركات.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
وكل عام وأنتم بخير

تهنئة بحلول عيد الفطر المباركيسر إدارة جامعة القرآن العظيم أن تتقدم لمنسوبي الجامعة والشعب الصومالي والأمة الإسلامية بأح...
19/03/2026

تهنئة بحلول عيد الفطر المبارك
يسر إدارة جامعة القرآن العظيم أن تتقدم لمنسوبي الجامعة والشعب الصومالي والأمة الإسلامية بأحر التهاني والتبريكات بمناسبة حلول عيد الفطر المبارك
سائلين الله أن يعيده علينا وعلى الأمة الإسلامية بالأمن والاستقرار والخيروالبركات تقبل الله منا ومنكم صالح الأعما
وكل عام وأنتم بخير

04/03/2026

𝗪𝗮𝗿𝗲𝗲𝗴𝗮 𝟮𝗮𝗮𝗱 – 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗮𝗹𝗷𝗶𝗿
Barnaamijka Fahamka Dastuurka iyo Barashada Waddaniyadda Ardayda Jaamacadaha.

𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐔𝐋 𝐖𝐀𝐑𝐄𝐄𝐆𝐈 𝟐𝐀𝐀𝐃

Tartankan wareegiisi 2aad ayaa waxaa ku loolamay labada jaamacadood ee kala ah 𝐇𝐨𝐥𝐲 𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲 𝐕𝐬 𝐍𝐞𝐰 𝐆𝐞𝐧𝐞𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲, kuwaas oo soo bandhigay aqoon, diyaargarow iyo tartan hufan oo muujinaya heerka fahamkooda ee arrimaha Dastuurka iyo waddaniyadda.

Labada dhinacba waxay muujiyeen dadaal iyo karti sare, hase yeeshee ugu dambayn waxaa guusha wareeggan labaad ku hanatay Jaamacadda Holy Quran University, oo ku mutaysatay dhibco sare iyo jawaabo sax ah oo taxaddar leh.

𝗪𝗮𝗿𝗲𝗲𝗴𝗮 𝟮𝗮𝗮𝗱 – 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗮𝗹𝗷𝗶𝗿Barnaamijka Fahamka Dastuurka iyo Barashada Waddaniyadda Ardayda Jaamacadaha.𝐇𝐀...
02/03/2026

𝗪𝗮𝗿𝗲𝗲𝗴𝗮 𝟮𝗮𝗮𝗱 – 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗮𝗹𝗷𝗶𝗿
Barnaamijka Fahamka Dastuurka iyo Barashada Waddaniyadda Ardayda Jaamacadaha.

𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐔𝐋 𝐖𝐀𝐑𝐄𝐄𝐆𝐈 𝟐𝐀𝐀𝐃

Tartankan wareegiisi 2aad ayaa waxaa ku loolamay labada jaamacadood ee kala ah 𝐇𝐨𝐥𝐲 𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲 𝐕𝐬 𝐍𝐞𝐰 𝐆𝐞𝐧𝐞𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲, kuwaas oo soo bandhigay aqoon, diyaargarow iyo tartan hufan oo muujinaya heerka fahamkooda ee arrimaha Dastuurka iyo waddaniyadda.

Labada dhinacba waxay muujiyeen dadaal iyo karti sare, hase yeeshee ugu dambayn waxaa guusha wareeggan labaad ku hanatay Jaamacadda Holy Quran University, oo ku mutaysatay dhibco sare iyo jawaabo sax ah oo taxaddar leh.

27/02/2026

𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐇𝐢𝐠𝐡𝐞𝐫 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 ayaa soo qaban-qaabisay tartan qaran oo ku saabsanaa waddaniyadda, kor u qaadista qiimaha 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚, 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝, kaas oo ay ka qaybgaleen jaamacadaha dalka. Tartanka waxaa lagu qabtay 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐞𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋.

Jaamacadda Quranka ayaa waxaa matalayey ardayda Kuliyadda Shareecada, kuwaas oo muujiyey aqoon, kalsooni, iyo wada-shaqayn heer sare ah. 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐠𝐢𝐢 𝐤𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚, Guushan waxay muujinaysaa dadaalka, tayada waxbarasho, iyo hoggaaminta Jaamacadda Quranka.

𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐇𝐢𝐠𝐡𝐞𝐫 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 ayaa soo qaban-qaabisay tartan qaran oo ku saabsanaa waddaniyadda, kor u qaadista...
26/02/2026

𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐇𝐢𝐠𝐡𝐞𝐫 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 ayaa soo qaban-qaabisay tartan qaran oo ku saabsanaa waddaniyadda, kor u qaadista qiimaha 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚, 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝, kaas oo ay ka qaybgaleen jaamacadaha dalka. Tartanka waxaa lagu qabtay 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐞𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋.

Jaamacadda Quranka ayaa waxaa matalayey ardayda Kuliyadda Shareecada, kuwaas oo muujiyey aqoon, kalsooni, iyo wada-shaqayn heer sare ah. 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐠𝐢𝐢 𝐤𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚, Guushan waxay muujinaysaa dadaalka, tayada waxbarasho, iyo hoggaaminta Jaamacadda Quranka.

Guddoomiye ku xigeenka Guddida Tacliinta Sare Saleebaan Aadan Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo  ayaa kormeer ku imi Jaam...
20/02/2026

Guddoomiye ku xigeenka Guddida Tacliinta Sare Saleebaan Aadan Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer ku imi Jaamacadda Quraanka. University of Holy Quran & Islamic Sciences

Ujeedada Kormeerkan ayaa daarna hubinta barnaamijkii Foundation ka ahaa ee lagu kordhiyey Jaamacadaha iyo sida uu u fulay barnaamijkaasi.

يسر إدارة جامعة القرآن العظيم أن تهنئ منسوبيها والشعب الصومالي والأمة الإسلامية بمناسبة شهر رمضان المبارك.سائلين الله أن...
17/02/2026

يسر إدارة جامعة القرآن العظيم أن تهنئ منسوبيها والشعب الصومالي والأمة الإسلامية بمناسبة شهر رمضان المبارك.
سائلين الله أن يجعله شهر خير وبركة، وأن يتقبل منا ومنكم صالح الأعمال.

17/02/2026

انطلاق الامتحانات النهائية لطلاب المستويين الرابع والسابع بجامعة القرآن العظيم

Address

Hargeisa
Hargeisa
2VVVB

Telephone

+252634473320

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when University of Holy Quran & Islamic Sciences posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to University of Holy Quran & Islamic Sciences:

Shortcuts

Share