Nasriin dawlo

Nasriin dawlo Dadkayga waan jeclahy xariif�

Waakee koobka ay biyaha ugu badan ku jiraan zxpyal🤭🤔
14/02/2022

Waakee koobka ay biyaha ugu badan ku jiraan zxpyal🤭🤔

🙆‍♀️😁Run mise qalad🤔
14/02/2022

🙆‍♀️😁Run mise qalad🤔

Macmil kusoo biir pagekeena kana gado alaabo qiimo jaban leh oo muhiim ah dalbo adiga oo joogo gurigaaga magaaladaada iy...
04/02/2022

Macmil kusoo biir pagekeena kana gado alaabo qiimo jaban leh oo muhiim ah dalbo adiga oo joogo gurigaaga magaaladaada iyo goobtaada shaqoba
Like inoo saar pageka fadlan

WhatsApp 063-6133426
Call 063_6133426

Halkaan ka dalbo zxp wxd ka hesho
09/01/2022

Halkaan ka dalbo zxp wxd ka hesho

03/10/2021

Time sheeko 😂✌

Maalin ayaa waxa jid soo maray nin mirqaansan oo qaad raadinaya kadib asoo jidkii maraayo ayaa wuxu la kulmay riyo meel geed aqtara ku cunaayo
Kadib intu kusoo orday ayu dhex fariisty riyihii aya diday oo saa u eegay kadib intu ninkii riddii ugu waynayd saa ufiiriyey ayuu ku dhahy adiga ku gartayo lacagti qaadka ayaad iga rabtaaye kuwan kle mxy iga fiirinayaan😂🤣
Riddii ayaa ciday kadib ayuu yiri aniga haygu qaylin haddii kle islaantyda ayaan kuugu yeedhi😂🙆‍♀️ ileen naag naag loo waayey waa hoogga loo jiidye
Kadib riddii ayaa hadana ciday markasuu intuu orday xagaa iyo gurigiisa ayuu yiri naa cibaadoy kaalay habartan qaadlayda ah ee mirqaansan iga celi😂🤣
Gabadhii ayaa intay ciishootay oo tooray soo qaadatay tidhi kaalay itus naagta ku eryanaysa😂😂😁 wallee waayaab tolow muxuu tusi doonaa

Part 2 wan soo qori I,a

02/10/2021

Sheeko qosol eh😂😂

Bari ayaa waxa isguursady nin iyo gabadh kadib markay in middo ah is qabeen ayay islaayeen maalinkii danbe
Kadib ninki ayaa afka xirtay oo la hadli waayey gabadhii

Say ku tiri oo kolayba iga maarmi maysido waad ila hadliye mxad isla aamusin
Suu ku yiri waligay kula hadli maaye adna hayla hadlin 😂😂

Say ku tiri waayahy
Maalinkii danbe ayuu ninki safar usoo baxay
Saa marki barri oo kle uu bixi rabay ayaa hpenkii lagu yiri waryaa diyaaradda 5ta subaxnimo ayaad ku qorantee hasoo habsaamin hadaad habsaantona anaga waxba naguma lihid 💁‍♀️
Ninkuna hurdada wuu ku raagi jiray oo h**e umuu kici jirin
Saa xariifkii wuxu sameyo wuu garan waayey oo dhulki lasoo yaraady
Kadib ayuu waraaqad qoray uu ku qoray xbbti shanta aroornimo ikici diyaaradda ayaan raaciye suu gabadhii madaxeeda dhigay ileen islama hadlayAane

Say intay iyana subixi aragty markay kacaysy ayay ku qorty xppi kac waa 5tiiye way usii dhigaty
😂😂 xariifkii 9kii intuu soo kacay ayuu warqdii arky saa ciil badanaa
Labadooda kee qasaaray😂

04/09/2021

😄😄 isoo taageera caanimo iga haysaaye

04/09/2021

😄😄 isoo taageera caanimo iga hayzaaye

21/08/2021

😄😄✋ xey samaysay

10/08/2021
08/01/2021

Jimce xilwa my friends and family ❤️

Address

Hargeisa

Telephone

+252636133426

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasriin dawlo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share