ARDAY KAAB HOME Teachers

ARDAY KAAB HOME Teachers Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ARDAY KAAB HOME Teachers, College & University, Bariga Jeelka weyn, Hargeisa.

Dhammaan waalidka jecel in ardeydoodu sifiican uga soo baxaan casharada schoolka iyo sidoo  kale in Laga dhiso Diinta is...
19/01/2023

Dhammaan waalidka jecel in ardeydoodu sifiican uga soo baxaan casharada schoolka iyo sidoo kale in Laga dhiso Diinta islaamka kutubta iyo waliba wixii casharo ah ee saaida loo raacinayo ardeyga

Haddaba waalid nagala soo xidhiidh numberkan
Http/we.me//+252636899598

Ardey kaab Home Teaching waxa uu kaa caawinayaa Aqoonta guud sidoo kale caruurta ay Ku adagtahey maadooyinka schoolka iy...
01/12/2022

Ardey kaab Home Teaching waxa uu kaa caawinayaa Aqoonta guud sidoo kale caruurta ay Ku adagtahey maadooyinka schoolka iyo madarasadaba way ka caawineysaa sidoo kale "Dadka waaweyn ee tagi kari waaya goobaha wax barashada iyana halkooga ayey ugu dhigayaan iyagoo si adag ula tacaali doona"

03/02/2022

BUSHAARO BUSHAARO

Waxa la bushaaraynayaa dhammaan waalidiinta ubadkooda LA raba inay Heer ka gaaran wax barashada in LA idiin hayo macalimiin Ardayda guriga ugu tagidoonta iyagoo u marin doona waxbarshada Dugsiga , Madarsada , Bareyfadka , machadka .
Sidoo kale dadka waaweyn iyagana loogu dhigi doono guriga Qur'aanka iyo Higaadaba .

Hadaba wixii faah faahina la soo xidhii:
0634039523 ama 0636899598

Address

Bariga Jeelka Weyn
Hargeisa

Telephone

+252636899598

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ARDAY KAAB HOME Teachers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to ARDAY KAAB HOME Teachers:

Share