Abdirisaaq Institute of Technology

Abdirisaaq Institute of Technology Himilada machadku waa inay ardayda helaan khibrad waxbarasho oo kor u qaadaya waliba beddeleysa aragtidiisa.

Waxaan aaminsanahay in waxbarashada tayaysan ay awood u leedahay in ay horumariso nolosheena, qoysaskeena iyo bulshadeenaba.

Casharkii 3aad: Is-barbar dhiga DhaqdhaqaaqyadaBarnaamijku wuxu is-barbar dhigi doona 1. kharashkii kaa baxay shalay & k...
11/05/2022

Casharkii 3aad: Is-barbar dhiga Dhaqdhaqaaqyada
Barnaamijku wuxu is-barbar dhigi doona
1. kharashkii kaa baxay shalay & kharashkii manta baxay.
2. Kharashkii baxay bishii h**e & kharashkii baxay bishan socota.

- Youtube Link
https://www.youtube.com/watch?v=pEVATsD4TSo&list=PLwppZ_Y85OF2Uc3odMO9judm_9p5suy4b&index=6

- Adeega Xisaabiye halkan kala soo dag
https://play.google.com/store/apps/details?id=projectx.phase2.xisaabiye01

Abdirisaaq Ibraahin




Adeega Xisaabiye waa barnaamij kala soocid iyo dib uhabayn ku samayn doona fariimaha dhaqaaqa lacageed ee adeegyada Zaad iyo eDahab (898,222, eDahab-USD, eDa...

Part II. Guudmarka Barnaamijka Xisaabiye Barnaamijka Xisaabiye, wuxu leeyahay kuu qabandoons 5 hawlood :-   1- Is-barbar...
09/05/2022

Part II. Guudmarka Barnaamijka Xisaabiye

Barnaamijka Xisaabiye, wuxu leeyahay kuu qabandoons 5 hawlood :-
1- Is-barbar dhig Kharashkii Shalay kaabaxay iyo kii Maanta.

2- Is-barbar dhig Kharashkii bishii h**e kaa baxay iyo kii Bishan Socota.

3- Dhaqdhaqaaq H**e (Zaad & eDahab, SLSHL/US Dollar).

4- Qorshaynta & Qaybinta Kharashaadka.

5- Tusmada Kharashaadka Guud.

4- Midig u mari, ana swipe right, ama taabo halkaa, sided u aragtid “navigation menu”. Waxaa ku yaala ( 12:49)
A. Kaw, Cusboonaysiii Liiska.
B. Laba, La Wadaag App-ka.
C. Sadix, Warbixin Kooban.



Adeega Xisaabiye waa barnaamij kala soocid iyo dib uhabayn ku samayn doona fariimaha dhaqaaqa lacageed ee adeegyada Zaad iyo eDahab (898,222, eDahab-USD, eDa...

07/05/2022

Faahfaahin Kooban oo ku saabsan Barnaamijka BaaqSide

- BaaqSide is the first-ever Somali chatting app developed.
- BaaqSide waa “App” aad fariimo kudiri karto, waana “Chatting
App” ugu horreeya ee lagu sameeyay qaranka soomaliland iyo
dhamaan dhulka intay Somali dagto. BaaqSide isaga oo
isticmaalaya internetka ayaad ku dir karta fariimo iyo waliba
wicitaano maqal iyo muuqaal ah.

- Soo Daji oo Isticmaal Applicationka BaaqSide https://play.google.com/store/apps/details?id=com.BaaqSide.abdirisaaqtechchatapp



Abdirisaaq Ibraahin

26/04/2022

BaaqSide
1. One to One Chat.
2. One to One Audio Call.
3. One to One Video Call.
- BaaqSide waa “App” aad fariimo kudiri karto, waana “Chatting App” ugu horreeya ee lagu sameeyay qaranka soomaliland iyo dhamaan dhulka intay Somali dagto.
- BaaqSide isaga oo isticmaalaya internetka ayaad ku dir karta fariimo iyo waliba wicitaano maqal iyo muuqaal ah.
- lasoo dag oo isticmaal Barnaamijka BaaqSide https://play.google.com/store/apps/details...
- Baro Isticmaalka Barnaamijka BaaqSide
https://www.youtube.com/watch?v=TFj2Ygk4vG0


24/04/2022

Muxuu Hayay Barnaamijka Adeega Xisaabiye v2.0?

- Barnaamijkan wuxuu dib u habeyn iyo abaabul ku sameyn doonaa fariimahaaga lacagaha ee Zaad & eDahab (SMS) ee sanduuqaaga taleefanka gacanta (Mobile Inbox).
- Barnaamijkan ayaa markaa kala soocaya oo kala saaraya risiidhada lacag dirista ee SMS-ka isagoo barnaamijku kaa caawinaya inaad ka feejignaato kharashkaaga.
- Waxaa suurto gal ah in ka badan 100 fariimo xawilaad Zaad & eDahab ah ay ku jira sanduuqaaga taleefankaaga gacanta oo aadan mari karin si aad u xisaabiso una ogaato caadooyinkaaga kharash bixinta.
- Haddii aadan la socon karin kharashkaaga, ma ogaan doontid goorta aad joojinayso kharashka qayb kasta (cuntada, dharka, iwm)

- Lasoo dag barnaamijka Xisaabiye V2.0 https://play.google.com/store/apps/details?id=projectx.phase2.xisaabiye01&hl=en&gl=US

- Baro Isticmaalka Adeega Xisaabiye V2.0
https://www.youtube.com/playlist?list=PLwppZ_Y85OF2Uc3odMO9judm_9p5suy4b



24/04/2022

Muxuu yahay Adeega Xisaabiye?

- Adeega Xisaabiye waa barnaamij dib u habeyn iyo abaabul ku sameyn doonaa fariimahaaga lacagaha ee Zaad & eDahab (SMS) ee sanduuqaaga taleefanka gacanta (Mobile Inbox).
- Barnaamijkan ayaa markaa kala soocaya oo kala saaraya risiidhada lacag dirista ee SMS-ka isagoo barnaamijku kaa caawinaya inaad ka feejignaato kharashkaaga.
- Waxaa suurto gal ah in ka badan 100 fariimo xawilaad Zaad & eDahab ah ay ku jira sanduuqaaga taleefankaaga gacanta oo aadan mari karin si aad u xisaabiso una ogaato caadooyinkaaga kharash bixinta.
- Haddii aadan la socon karin kharashkaaga, ma ogaan doontid goorta aad joojinayso kharashka qayb kasta (cuntada, dharka, iwm)

Address

Road 1
Hargeisa

Telephone

+252633681313

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirisaaq Institute of Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Abdirisaaq Institute of Technology:

Share