25/04/2021
Habeen kasta oo Ramadaan ah ku guulayso $15 adigoo ka Jawaabaya su'aal, Maankaga Maal oo ku guulayso hadyadda MMTV
Si aad u guulaysto raac tilmaahan
Fadlan soo raaci Namberkaaga iyo Halkaad ku sugan tahay waxa ay xidhmaysaa Salaadda makhrib maalin walba.
Hadii dhawr qof isku jawaab noqdaan, waxaa la tix galinayaa siday usoo kala horeeyeen dhanka wakhtiga iyo siday shuruudaha u buuxiyeen.
Tijaabi Nasiibkaaga.