Shariif Burhaani Axmed

Shariif Burhaani Axmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shariif Burhaani Axmed, Hargeisa.

Dal iyo magac bay lahaydDad iyo mudan bay lahaydDiin iyo dhaqan bay lahadDan iyo tacab bay lahaydXadhkiyo dabar bay laha...
04/12/2023

Dal iyo magac bay lahayd
Dad iyo mudan bay lahayd
Diin iyo dhaqan bay lahad
Dan iyo tacab bay lahayd
Xadhkiyo dabar bay lahayd
Aqoon durugtay lahayd
Daw iyo marin bay lahayd
Dabaylo hadday ruxaan
Durbaan weriyey lahayd
Dagaal sharable lay lahayd
Duciyo nabad bay lahayd
Dul iyo magan bay lahayd
Nin door taliyay lahayd
Due iyo garashay la hayd
Haween darban bay lahayd
Dad kala guran bay lahayd
Wixii dumay bay lahayd

(Dabahuwan Hadraawi AHUN)

02/12/2023

Maxaad dhahdeen hada Soomalia cunaqabatyntii Hubeed waa laga qaaday Allahayoow aday mahadi kaa gaadhaa

13/10/2023

Inyar ku raaxayso aayaatka rabi

Alx ugudanbay gacan baanu ku dhignay
04/10/2023

Alx ugudanbay gacan baanu ku dhignay

Dhismihii dalka iyo dawlad Africa ka dhex muuqata waxyar baa ka hadhaye Hinjiyaay Hinjiyaay
27/09/2023

Dhismihii dalka iyo dawlad Africa ka dhex muuqata waxyar baa ka hadhaye Hinjiyaay Hinjiyaay

Halgankii ugu dakaa ee ay soomali gasho 1977 kadiba ayuu galay maanta M. Hassan Sheikh Mohamud inagana waxaa la inooga b...
16/09/2023

Halgankii ugu dakaa ee ay soomali gasho 1977 kadiba ayuu galay maanta M. Hassan Sheikh Mohamud inagana waxaa la inooga baahnyahay garab istaag iyo duco. "Illaahay ha kuguuleeyo"

13/01/2023
Diyar banu unahay difaacida qaranka goor walba iyo goob walba Guulaysta
03/12/2022

Diyar banu unahay difaacida qaranka goor walba iyo goob walba
Guulaysta

Address

Hargeisa

Telephone

+252636490264

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shariif Burhaani Axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share