22/01/2022
Taliyaha Booliska Somaliland ayaa dallacsiiyey Askartii Maanta shacabka la Dabbaaldagtey Isla markaana Farxada la qaybsatey ee jaaska la ciyaaartey.
Taliyaha Booliska Somaliland ayaa dallacsiiyay Askartii maanta shacabka la dabbaaldegtay isla markaana farxadda la qaybsatay ee jaaska la ciyaartay.