09/09/2025
Shaafi Primary School Waxa uu Qaadanayaa Macallimiin kala ah Xisaab Dugsi Hoose Dhexe Galin H**e iyo Somali/Xisaab Galin Danbe.
Shuruudaha laga rabo macallinka Dugsiga Hoose Dhexe:
1. In uu yahay/tahay muwaadin reer Somaliland ah.Haystana/Haysatana Kaadhka Dhalashada ee Somaliland (National ID Card).
2. In uu haysto/haystana Shahaado Jaamacadeed.
3. Waa inuu leeyahay/leedahay Khibrad macallinimo ugu yaraan 3 sanno ilaa 5 Sanno
4. Waa in uu haysto/haysato Tababar macallinimo.
FG:- Waxaad Codsiyada Waxaad Ku soo diri kartaan E-mail-ka [email protected]
Ama Numberka 063-4082950 Codsiyadu Waxay Xidhmayaan 12-September-2025 5:30 Galabnimo Insha Allah.
"Shaafi U Taagan Barbaatinta Ubadkaaga''