10/08/2026
_______________
Maamulka Dugsiga Abii Cubayda Primary Schools waxa uu ogaysiinayaa in schoolku uu qaadanaayo Macalin cusub, oo dhigidoona maadada Social ka ee dugsiga hoose dhexe Gelinka h**e.
hadaba cidii danaynaysaa halasoo xodhiidho xafiiska Masuuliyiinta Dugsiga.
Shurdaha looga baahan yahay Macalinku waa:
1. In uu haysto shaahaadu dugsi sare ama ka saraysa.
2. In uu haysto Tababar macalinimo
3- In uu school ka u dhaw yahay.(Goobta schoolku. waa xaafada ama Jaamacada Hargeisa aageeda.
13 Aug 2026 Khamiis
Exam iyo interview waa after shortlist
Tel: 0634113039.