Hanuun University

Hanuun University Understanding Society and Inspiring Positive Change

20/05/2026

Childhood Development Mental Disorders.
By Dr. Yacquub Aw Adan MD, PhD

Maamulka shaqaalaha ardayda iyo guud ahaan bahda Jaamacadda Hanuun waxay si kal iyo laab ah hambalyo iyo bogaadin ugu di...
17/05/2026

Maamulka shaqaalaha ardayda iyo guud ahaan bahda Jaamacadda Hanuun waxay si kal iyo laab ah hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda qiimaha leh ee xuska 35–guurada 18-ka May awgeed.

Joint here: https://chat.whatsapp.com/IpzVFgBbfvF8jwaRpgRCvcMental Health Awareness Week 2026Mental health awareness beg...
17/05/2026

Joint here: https://chat.whatsapp.com/IpzVFgBbfvF8jwaRpgRCvc

Mental Health Awareness Week 2026

Mental health awareness begins with understanding, compassion, and open conversation. 🧠💚

Join us this week as we continue our Mental Health Awareness Week public lecture series with an engaging discussion focused on children’s emotional and psychological well-being, early support, and building healthier communities together.

Your participation matters because awareness can reduce stigma, encourage support, and promote better mental health for everyone.

We look forward to seeing you online.

Joint here: https://chat.whatsapp.com/IpzVFgBbfvF8jwaRpgRCvcMental Health Awareness Week 2026Mental health awareness beg...
13/05/2026

Joint here: https://chat.whatsapp.com/IpzVFgBbfvF8jwaRpgRCvc

Mental Health Awareness Week 2026

Mental health awareness begins with understanding, compassion, and open conversation. 🧠💚
Join us this week as we continue our Mental Health Awareness Week public lecture series with an engaging discussion focused on children’s emotional and psychological well-being, early support, and building healthier communities together.
Your participation matters because awareness can reduce stigma, encourage support, and promote better mental health for everyone.
We look forward to seeing you online.

09/05/2026

Waxa tababar soconayay laba maalmood aan siin WAAPO Organization. Tababarku waxa uu ku saabsanaa “Work Life Balance and Stress Management “.

Toddobaadka Wacyigelinta Caafimaadka Maskaxda waa waqti loo qoondeeyay kor u qaadidda fahamka caafimaadka maskaxda, yare...
26/04/2026

Toddobaadka Wacyigelinta Caafimaadka Maskaxda waa waqti loo qoondeeyay kor u qaadidda fahamka caafimaadka maskaxda, yareynta ceebeynta (stigma), iyo dhiirrigelinta dadka inay raadsadaan taageero iyo daryeel.

Sannadkan, waa sanadkii labaad ee Hanuun University ay si rasmi ah u qabanayso toddobaadkan.

Theme: Family

Slogan: Qoys waa Qaran Yar!

02/04/2026

Definition of Psychology

28/03/2026

Psychology-gu muxuu qabtaa?

26/03/2026

Psychology-yaw maxaad tahay?

Waxa maanta kormeer shaqo noogu yimid Gudiga Tacliinta Sare ee Somaliland oo uu hogaaminayay Gudoomiye ku Xigeenka Mudan...
16/02/2026

Waxa maanta kormeer shaqo noogu yimid Gudiga Tacliinta Sare ee Somaliland oo uu hogaaminayay Gudoomiye ku Xigeenka Mudane Sulayman Adan Mohamed. Waxa kormeerka ku wahelinayay masuuliyiin ay kamid ahaayeen commissionairs. Ujeedku kormeerku waxa uu ahaa u kuur galista habsami u socodka shaqada Jaamacadda. Waan ku bogaadinaynaa shaqada wax ku oolka ah ee ay Gudiga Tacliinta Sare ay wadaan.

Address

Opposite Panorama Gardens, Jigjiga Yar
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanuun University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Hanuun University:

Share