SHabakadda Kubadda Cagta

SHabakadda Kubadda Cagta Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SHabakadda Kubadda Cagta, College & University, calaamada village, Hargeisa.

De jong" Barcelona waa kooxdayda,waxaan aan ku soo riyooyin jiray ill yaranteydii Waxaan doonaya waayahayga in aan ku dh...
13/08/2023

De jong" Barcelona waa kooxdayda,waxaan aan ku soo riyooyin jiray ill yaranteydii Waxaan doonaya waayahayga in aan ku dhameysto Halkan"

Ronaldo caawa kula dabaal Dagey kooxdiisa cusub koobkii 1aad ee kula guuleysto πŸ†πŸŽ–
12/08/2023

Ronaldo caawa kula dabaal Dagey kooxdiisa cusub koobkii 1aad ee kula guuleysto πŸ†πŸŽ–

𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ! Kepa oo ku biiray Real Madrid heshiis amaah ah oo uu kaga yimid Chelsea, isagoo buuxinaya booski courtios oo...
12/08/2023

𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ! Kepa oo ku biiray Real Madrid heshiis amaah ah oo uu kaga yimid Chelsea, isagoo buuxinaya booski courtios oo dhaawacmay βšͺ️πŸ‡ͺπŸ‡Έ

Cristiano Ronaldo ayaa markale kursiga keydka kusoo bilowday kulanka Morocco 😳
10/12/2022

Cristiano Ronaldo ayaa markale kursiga keydka kusoo bilowday kulanka Morocco 😳

Ten Hag: "Waxaan doonayay isaga Ronaldo inuu joogo daqiiqada ugu horeysa ilaa hadda, wuxuu rabay inuu baxo - laakiin war...
10/12/2022

Ten Hag: "Waxaan doonayay isaga Ronaldo inuu joogo daqiiqada ugu horeysa ilaa hadda, wuxuu rabay inuu baxo - laakiin wareysiga ka hor, waligiis waxba iimuu sheegin".
πŸ”΄

Xagaagii Cristiano waxa uu yidhi: Todobo maalmood gudahood ayaan kuu sheegi doonaa hadii aan rabo in aan sii joogo

Gool wadaha argentina ayaa semi final usoo saaray xulkiisa messi iyo saaxiibadii ayaa  iska xaadiriyey semi final iyaga ...
09/12/2022

Gool wadaha argentina ayaa semi final usoo saaray xulkiisa messi iyo saaxiibadii ayaa iska xaadiriyey semi final iyaga oo rigoore wadna fur ah ku baxay

Croatia,ayaa gabi ahaanba ka cidhib tirtey xulka brazil ciyaar ay luka modric iyo wiilashiisu ay sameeyeen kadiskii ugu ...
09/12/2022

Croatia,ayaa gabi ahaanba ka cidhib tirtey xulka brazil ciyaar ay luka modric iyo wiilashiisu ay sameeyeen kadiskii ugu weynaa ee koobka aduunka,iyadoo gool haye livakovic oo ahaa geesiga reer croatia

By by by brazil πŸ₯ΊπŸ₯ΊπŸ₯Ί

🚨 Mesut Ozil oo fariinta cajiibka ah ee taageerada Cristiano Ronaldo u diray Instagram-ka ❀️"Runtii ma fahmin halka ay k...
09/12/2022

🚨 Mesut Ozil oo fariinta cajiibka ah ee taageerada Cristiano Ronaldo u diray Instagram-ka ❀️

"Runtii ma fahmin halka ay ka imanayso diidmada joogtada ah ee saxafada ee ku saabsan Cristiano ... Warbaahintu waxay isku dayeysaa oo kaliya inay hesho gujisyo, khubarada xirfad-yaraantu waxay rabaan inay isha ku hayaan magaciisa weyn oo ay isku dayaan inay ka dhigaan muuqaalkiisa.
xun.

Waxa uu ku dhow yahay 38, haddaba waa maxay la yaabkii uusan dhalinin 50 gool xilli ciyaareedkii?
Taageere kasta oo kubbadda cagta ah waa inuu ku faraxsan yahay inuu daawado isagoo ciyaaraya kubbadda cagta heer caalami ah muddo 20 sano ah.
Uma maleynayo in jiilka cusubi uu awoodi doono inuu la mid noqdo tiradooda.
Waligiis wuxuu sii joogi doonaa horyaalkiisa 🐐

Qof kastaa waa inuu ixtiraam dheeraad ah u muujiyaa mid ka mid ah ciyaartooyda ugu waaweyn taariikhda isboortiga... "πŸ™πŸ‡΅πŸ‡Ή

Wareega 8 aad ka ayaa maanta furmaya iyadoo laba cisho oo fasax la galay Waxaana wada ciyaaraya caawa Brazil  vs   crout...
09/12/2022

Wareega 8 aad ka ayaa maanta furmaya iyadoo laba cisho oo fasax la galay

Waxaana wada ciyaaraya caawa

Brazil vs croutia 6:00 pm

Natherland vs argentina :10:00pm

Naadiyada ugu ciyaartoyda badan ayaa weli ku jira koobka adduunka πŸ”₯πŸ‘₯
09/12/2022

Naadiyada ugu ciyaartoyda badan ayaa weli ku jira koobka adduunka πŸ”₯πŸ‘₯

Roy Keane: β€œMa ahan wax dhib ah qofka ku guulaysta kabta dahabka ah, hadii Lionel Messi uu ciyaaro finalka, waxaan hubaa...
08/12/2022

Roy Keane: β€œMa ahan wax dhib ah qofka ku guulaysta kabta dahabka ah, hadii Lionel Messi uu ciyaaro finalka, waxaan hubaa inuu ku guuleysan doono kubada dahabka ah, waa ciyaaryahanka ugu fiican Koobka Adduunka, fiiri xulalka France.
Brazil, Portugal iyo England, waxa ka buuxa xiddigo waa wayn, xitaa haddii Mbappe aanu gool dhalin, Giroud ayaa dhalin doona, xitaa haddii Kane aanu gool dhalin, Saka ayaa dhalin doona, Brazil iyo Portugal ayaa leh goolal badan, halka Argentina ay ku dhibtoonayso haddii Messi si weyn loo calaamadiyo.
Waxa ay muujinaysaa sida uu Messi muhiim ugu yahay xulkan Argentina, waxa aad kooxdan ka saartaa Messi oo xataa marka horeba uma soo baxayaan koobka adduunka”.

🚨Rasmi: Luis de la Fuente ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka qaranka Spain kadib bixitaankii Luis Enrique πŸ‡ͺπŸ‡Έ
08/12/2022

🚨Rasmi: Luis de la Fuente ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka qaranka Spain kadib bixitaankii Luis Enrique πŸ‡ͺπŸ‡Έ

Address

Calaamada Village
Hargeisa
BUSHAAR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SHabakadda Kubadda Cagta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share