School of Graduate Studies and Research - Gollis University

School of Graduate Studies and Research - Gollis University Our school is dedicated to providing a comprehensive education that prepares students for success in their future endeavors.

We strive to create a welcoming and inclusive environment where all students can thrive.

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ (ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ)โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ..Maamulka jaamacadda Gollis oo uu ugu horreeyo asaasaha iyo guddoom...
26/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ (ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ)
โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ..
Maamulka jaamacadda Gollis oo uu ugu horreeyo asaasaha iyo guddoomiyaha guud ee jaamacadaha Gollis Dr. Siciid Axmed Xasan, guddoomiye ku-xigeennada, hawl-wadeennada iyo macallimiintuba waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan munaasibadda Ciidal-Adxa awgeed.

Waxay si gaar ah u hambalyaynayaan ardayda, waalidka iyo saaxiibbada kala duwan ee jaamacadda, waxaanan Ilaahay ka baryayaan in uu ciiddan ciideeda bash-bash iyo barwaaqo innagu gaadhsiiyo, inta buktana Ilaahay caafimaad taam ah siiyo.

Aammiin aammiin.

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฝ๐—ฒ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐˜„๐—ถ๐˜๐—ต ๐—š๐—ผ๐—น๐—น๐—ถ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜†!Applications are now open for the ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป...
24/05/2026

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฝ๐—ฒ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐˜„๐—ถ๐˜๐—ต ๐—š๐—ผ๐—น๐—น๐—ถ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜†!

Applications are now open for the ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ (๐— ๐—˜๐— ) under the School of Graduate Studies and Research - Gollis University (SGSR). This program is designed for ambitious engineers ready to combine technical expertise with leadership and management skills.

โœ… Industry-relevant curriculum
โœ… Experienced faculty
โœ… Practical, real-world applications
โœ… Career advancement opportunities

Take the next step toward becoming a leader in engineering and innovation.

๐Ÿ“ Main Campus, 26 June District
๐Ÿ“ž +252 63 8002574
๐ŸŒ Gollis University

Hargeysa(16/5/2026) Komishanka Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa booqasho kormeer ku yimid Jaamacadda Gollis, iyagoo la ...
17/05/2026

Hargeysa(16/5/2026) Komishanka Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa booqasho kormeer ku yimid Jaamacadda Gollis, iyagoo la yeeshay maamulka jaamacadda kulan ku saabsan diyaar-garowga Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May. Booqashadan ayaa qayb ka ah xoojinta iskaashiga ka dhexeeya hayโ€™adaha tacliinta sare iyo dadaallada lagu maamuusayo maalinta qaranka.

Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Warbaahinta.

Sawirro qaybta 1aad: Kulan aqooneedka โ€œHalgankii Dib U Xoraynta Qaran iyo Xuska Mayโ€ oo uu marti ku ahaa Qoraa Boobe Yuu...
17/05/2026

Sawirro qaybta 1aad: Kulan aqooneedka โ€œHalgankii Dib U Xoraynta Qaran iyo Xuska Mayโ€ oo uu marti ku ahaa Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale.

Maamulka jaamacadda Gollis ayaa ka qayb-galay kulan mihiim ah oo ay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta  Biyaha JSL Mudane M...
17/05/2026

Maamulka jaamacadda Gollis ayaa ka qayb-galay kulan mihiim ah oo ay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL Mudane Maxamed Cabdimaalik iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Md Mukhtaar Xaaji la qaateen madax ka socotay jaamacadaha dalka ee kala ah Jaamacadda Gollis, Jaamacadda Camuud, Jaamacadda Hargeysa iyo Jaamacadda Burco.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii Wasaaradda iyo Jaamacaduhu iskaga kaashan lahaayeen cilmi-baadhista, hal-abuurka iyo horumarinta la xidhiidha khayraadka biyaha dalka.
Intii uu kulanku socday, waxa la isla qaatay qodobbadan muhiimka ah:

1. In la diyaariyo heshiis iskaashi (MoU) oo dhex mara Wasaaradda iyo Jaamacadaha.
2. In la xoojiyo wada shaqaynta dhinacyada cilmi-baadhista iyo hal-abuurka.
3. In Jaamacaduhu ka qayb qaataan dejinta siyaasadaha iyo istaraatiijiyadda horumarinta biyaha Somaliland.
4. In la sameeyo guddi isu-dubarida wada shaqaynta Wasaaradda iyo Jaamacadaha.
5. In la taageero tayeynta iyo kor u qaadista aqoonta shaqaalaha Wasaaradda.
6. In Wasaaraddu fursado tababar shaqo (Internship) u abuurto ardayda Jaamacadaha.
7. In si wadajir ah loo diyaariyo mashaariic iyo codsiyada deeqaha (Project Proposals & Grants).

Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada Wasaaradda ee lagu xoojinayo iskaashiga hayโ€™adaha tacliinta sare si loo helo xalal waara oo lagu horumarinayo khayraadka biyaha dalka.

Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Warbaahinta ee Gollis.

10/05/2026

"Adduunka waxa yaalla oo dhan wuxu Ilaahay ku tilmaamay wax yar oo laysku qurqurxiyo......" Sh.Mustafe X.Ismaaciil Haaruun iyo Kulan Aqooneedkii Aakhiraa ka Wacan Adduunka Wayna Waartaa.

Sannad Wanaagsan!
31/12/2025

Sannad Wanaagsan!

SANNAD WANAAGSAN 2026!

Guddoomiyaha guud, ahna aasaasaha jaamacadaha Gollis, Dr. Siciid Axmed Xasan, hawl-wadeennada Xarunta Hargeysa, iyo bahweynta jaamacadda Gollis waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ardayda, macallimiinta, shaqaale-waynaha Jaamacadaha Gollis iyo guud ahaan bulshada Somaliland munaasibadda bilashada sannadka cusub ee miilaadiga awgii.

Waxaan idiin rajeynaynaa sannadkan cusub ee 2026 inuu noqdo mid barwaaqo iyo horumar aynu gaadhno, kaas oo aynu ka helno guul iyo farxad dhan walba ah. Alle ha ina siiyo caafimaad, nabad iyo midnimo bulshadeenna iyo umadda Islaamka oo dhan.

Sannad wanaagsan!

26/12/2025
03/12/2025

๐ŸŽ“ Gollis University โ€“ Master Programs in Public Health

Take the next step in advancing your professional career with our internationally aligned Public Health programs.

We offer:
โœ”๏ธ Master of Public Health (MPH)
โœ”๏ธ Master of Public Health in Reproductive Health (MPH-RH)

๐Ÿ’ฅ Alumni Offer: 30% Discount
All Gollis University alumni are eligible for an exclusive 30% tuition discount when enrolling in any of the Public Health Master programs.

Join a university committed to innovation, research, and developing the next generation of health leaders.
Enroll Now โ€“ Your Public Health Journey Starts Here. ๐ŸŒโœจ

30/11/2025

๐ŸŽ“ Gollis University โ€“ School of Postgraduate Studies and Research - Gollis University (SGSR)

We are now accepting applications for our Master Programs in Business Administration.

Shape your future with specialized pathways including Project Management, HRM, Finance, Logistics, Islamic Banking, and MBA.

Enroll now and advance your career!

30/11/2025

Advance Your Engineering Career with a Masterโ€™s Degree at Gollis University! ๐Ÿš€๐Ÿ—๏ธ

The School of Graduate Studies and Research (SGSR) is now offering specialized Master Programs in Engineering, including:

๐Ÿ”น Master of Urban Planning and Design
๐Ÿ”น Master of Engineering Management
๐Ÿ”น Master of Construction Management

๐ŸŽ“ Special Offer: 30% Tuition Discount for Gollis University Alumni!
Boost your qualifications and step confidently into leadership roles in the engineering field.

๐Ÿ“ Main Campus โ€” 26 June District
๐Ÿ“ž +252 63 8002574
๐ŸŒ www.gollis.edu.so

Enroll Now and Build the Future with Us!

Address

Rd. No. 1, Next To Civil Service Avenue, 26-June District
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252638002574

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when School of Graduate Studies and Research - Gollis University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to School of Graduate Studies and Research - Gollis University:

Share