Al-Bayan I. University - Hargeisa جامعة البيان العالمية

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • Al-Bayan I. University - Hargeisa جامعة البيان العالمية

Al-Bayan I. University - Hargeisa  جامعة البيان العالمية مرحبا بكم في صفحتنا على الفيسبوك! 🔖 ابق على اطلاع بأحداث الحرم الجامعي والأخبار والفرص الأكاديمية.

🌟 Hambalyo iyo Bogaadin🌟Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Bayan waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda dugs...
26/08/2026

🌟 Hambalyo iyo Bogaadin🌟

Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Bayan waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda dugsiyada dhexe iyo sare ee ku guuleystay, kana gudbay imtixaankii shahaadiga ahaa.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon waxtar leh iyo nolol aayatiin leh. Guusha aad maanta gaadheen ha noqoto bilowga safar waxbarasho oo midho-dhal ah.

Ilaahay ha idiin barakeeyo aqoontiinna, hana idiin fududeeyo tallaabooyinka xiga ee waxbarashadiinna iyo noloshiinna.
Guul iyo gobannimo ayaan idiin rajaynaynaa.

24/08/2026
🌟 FURSAD DAHABI AH! 🌟Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Bayaan , iyadoo tixgelinaysa codsiyada bulshada,waxay dib u furaysaa ...
18/08/2026

🌟 FURSAD DAHABI AH! 🌟

Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Bayaan , iyadoo tixgelinaysa codsiyada bulshada,waxay dib u furaysaa Diploma Tarbiya ah oo BILAASH (FREE) ah.

📚 Muddada: 4 bilood
💰 Kharashka: Bilaash (FREE)
⚠️ Tirada: Waa kooban tahay!
⏳ Xarunta: Qaybta Hodan hills
🌟 Maalmaha: Khamiis iyo Jimce

Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee aad ku kobcin karto aqoontaada iyo xirfaddaada Tarbiyada.

📞 Is-diiwaangelin & Faahfaahin:
📱 0634974736
📱 0634882277

⏳ Fursaddu waa kooban tahay — is-diiwaangeli hadda!

📍دورات تدريبية مخصصة لخريجي الثانوية العامة والمعاهد الشرعية.
14/08/2026

📍دورات تدريبية مخصصة لخريجي الثانوية العامة والمعاهد الشرعية.

Tababarka QAAB ADEEGSIGA QUMMAN EE MAAN-JILAHA(AI) Kulliyada afafka ee Jaamacadda Al-Bayan.
10/08/2026

Tababarka QAAB ADEEGSIGA QUMMAN EE MAAN-JILAHA(AI)
Kulliyada afafka ee Jaamacadda Al-Bayan.

Tababarka QAAB ADEEGSIGA QUMMAN EE MAAN-JILAHA(AI) Kulliyada afafka ee Jaamacadda Al-Bayan.10/8/2026 5pm galabnimo, soco...
09/08/2026

Tababarka QAAB ADEEGSIGA QUMMAN EE MAAN-JILAHA(AI)
Kulliyada afafka ee Jaamacadda Al-Bayan.
10/8/2026 5pm galabnimo, socona doona muddo 3ex cisho ah.

KA SOO QAYBGAL WANAAGSAN

 - HAB-MAAMULKA GUDDIYADA  Soo jeediye ustaad Mohamed Ali Shaacir.
08/08/2026

- HAB-MAAMULKA GUDDIYADA

Soo jeediye ustaad Mohamed Ali Shaacir.


HAB-MAAMULKA GUDDIYADA Caawa 7:00 fiidnimo.  Soo jeediye ustaad Mohamed Ali Shaacir.KA SOO QAYBGAL WANAAGSAN.
08/08/2026

HAB-MAAMULKA GUDDIYADA
Caawa 7:00 fiidnimo.
Soo jeediye ustaad Mohamed Ali Shaacir.

KA SOO QAYBGAL WANAAGSAN.

Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Al-Bayan International University – Hargeysaجامعة البيان العالميةKulliyadda Afafku waxay...
06/08/2026

Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Al-Bayan International University – Hargeysa
جامعة البيان العالمية

Kulliyadda Afafku waxay idiin soo gudbinaysaa, idamka Alle, afar tababar oo loogu talagalay dadweynaha iyo ardayda jaamacadda labadaba.

Tababarrada waxaannu idiin soo bandhigi doonnaa sida ay u kala horreeyaan. Waxaan idinku dhiirrigelinaynaa inaad si habboon uga faa'iidaysataan fursadahan waxbarasho.

Wixii xog dheeraad ah, fadlan ku biir kooxda WhatsApp-ka adigoo adeegsanaya lifaaqa hoose:

https://chat.whatsapp.com/FwCL2H9iZNCIvGkfLZv5yp?s=cl&p=a&ilr=0

Address

New Hargaysa Hodan Hillis Aaga Ila Taango
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Bayan I. University - Hargeisa جامعة البيان العالمية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share