Aqoonside TV

Aqoonside TV Waxaad kahelaysaa halkan xigmado iyo sheekooyin xiisoleh�

Maskaxda dumarku waa sida muraayada oo kale wuxu milicsadaa waxa ka soo hor-jeeda, wuxuu iloobay mowqifkiisa muraayada.
01/08/2023

Maskaxda dumarku waa sida muraayada oo kale wuxu milicsadaa waxa ka soo hor-jeeda, wuxuu iloobay mowqifkiisa muraayada.

Inaad kaligaa ahaato way ka wanaagsan tahay inaad kaligaa noqoto.
11/11/2022

Inaad kaligaa ahaato way ka wanaagsan tahay inaad kaligaa noqoto.

Kuwa kusoo kora nolosha adag waa kuwa dunida wax ka badala🥰😪
04/11/2022

Kuwa kusoo kora nolosha adag waa kuwa dunida wax ka badala🥰😪

Dhaawacu wuxuu soo jiitaa dhaawac. Qosolku qosol buu soo jiitaa. Jacaylku wuxuu soo jiitaa jacaylka.
24/05/2022

Dhaawacu wuxuu soo jiitaa dhaawac. Qosolku qosol buu soo jiitaa. Jacaylku wuxuu soo jiitaa jacaylka.

You deserve the love and attention you give others.Waxaad mudan tahay jacaylka iyo dareenka aad siiso dadka kale.
24/05/2022

You deserve the love and attention you give others.

Waxaad mudan tahay jacaylka iyo dareenka aad siiso dadka kale.

24/05/2022

Don't feel guilty for doing what's best for you.

Ha u dareemin dambi inaad samaysay waxa adiga kuu fiican.

24/05/2022

Dadku waxay u muuqdaan kuwo soo jiidasho leh marka ay ka hadlaan waxyaalaha ay dhab ahaantii xiiseynayaan.

19/05/2022

Maalin maalmaha ka mid ah waxay ogaan doonaan inay dheeman waayeen iyagoo ku ciyaaraya dhagxaan aan qiimo lahayn.

-Turcois Ominek

Fikirka badan waa sababta ugu weyn ee farxad la'aanta.
13/05/2022

Fikirka badan waa sababta ugu weyn ee farxad la'aanta.

MAROODIMacalinka fasalka ayaa ardayda ka codsanaya inay magacaabaan xayawaanka ku bilaabma "E" mid ka mid ah wiilasha ay...
13/05/2022

MAROODI

Macalinka fasalka ayaa ardayda ka codsanaya inay magacaabaan xayawaanka ku bilaabma "E" mid ka mid ah wiilasha ayaa yidhi, "Elephant"

Kadib macalinku wuxuu waydiiyay xayawaan ku bilawda, "T" isla wiilki ayaa ugu jawaabay, "Two Elephants"

Macalinkii ayaa wiilkii galaski kasaray dhaqan xumo awgeed. Kadib wuxuu waydiiyay ardaydi xayawaan ka bilawda, "M".

wiilkii wuxuu ka qaylinaya dhinaca kale ee gidaarka , "maybe an Elephant"

Mataqaan sheeko gaaban lakiin aad uqosol badan? Fadlan hoos nagula wadaag.

12/05/2022

Waligaa dareenkaaga ha ku lumin dadka aan qiimayn dareenkaaga.

12/05/2022

Mararka qaarkood waa inaad aqbashaa xaqiiqda ah in dadka qaarkiis ay noloshaada u galaan farxad ku meel gaar ah.

Address

Idaacada
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoonside TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Aqoonside TV:

Share