27/01/2025
Dalada ardayda ka qalinjabisay bodhinka cumar al cumaysh ayaa shalay oo ahayd 26/01/2025 soo qaban qaabisay xaflad lagu dhiiri galinayay ardayda ugu saraysay ama gashay kalamaha sare ee imtixanka 2023-2024 kulanka aya waxa goob joog ka ahaa Agasimaha lacagta ee hay’da Manhal al khayriya Ustad sheekh Qaasim , maamule ku cigeenka dugsiga Ustad cawil Koosar , dhamaan macaliminta ka hawl gasha dugsiga iyo hogaanka sare ee Dalada Ardayda ka qalinjabisay Cumar al Cumaysh.