Star Intermediate School -A.B.E

Star Intermediate School -A.B.E Vision Statement

STAR ABE is mpowering students to achieve educational, professional, and personal goals.

15/01/2026
21/09/2025

Celebrating my 1st year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

A yearly report of Star Intermediate School
21/09/2025

A yearly report of Star Intermediate School

01/08/2025

Welcome back to Star Intermediate School -A.B.E
OGAYSIIS OGAYSIIS
waxaa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda star Intermediate School. In maaĺinta Bari ah oo bishu qy tahay 2da bisha 8aad uu Dib ufurmi dugsigu. Waad mahadsantihiin.

29/07/2025

WELCOME TO STAR INTERMEDIATE Star Intermediate School -A.B.E
Agaasimaha waxbrashada dadban marwo Umalkhayr Xasan Xuseen oo ka qaybgashay xafladii Sagootinta ardaydii imtixaanka shahqadiga u fadhiisatay ee dugsiga Star Intermediate School-ABE

Ogaysiis Ogaysiis Waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda dugsiga Star Intermediate School in ay xaflada Sagootinta ardayda...
10/06/2025

Ogaysiis Ogaysiis
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda dugsiga Star Intermediate School in ay xaflada Sagootinta ardayda heerka 5aad ama 8aad ka ah ee imtixaanka shahaadiga ah galaya lagu maamuusqyo xaflada sagootinra ah oo dhici doonta Maalinta khamiista oo bishuna tahay 12/6/25. Saacqduna waa 8:30 subaxnimo iyo Jaamacada SHAAFI UNIVERSITY

Asc dhamaan Ardayda Heerka 5aad ee dugsiga Star intermediate school.  Waxay wasaaradu soo saartay in examka shahaafiga a...
10/06/2025

Asc dhamaan Ardayda Heerka 5aad ee dugsiga Star intermediate school. Waxay wasaaradu soo saartay in examka shahaafiga ah la galayo 21 June.

Address

Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Star Intermediate School -A.B.E posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share