11/12/2025
π Full Scholarship β Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
π Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
π Diploma of Nutrition β Barashada nafaqada , cuntooyinka caafimaadka leh, qorsheynta nafaqada, ka hortagga nafaqo-darrooyinka, iyo sida bulshada loogu abuuro hab-nololeed caafimaad oo waara.
β οΈ Seats Available: 60 Only!
π Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
β¨ Jaamacadda Tima Ade β Fursaddaada Mustaqbalka!
π₯οΈ Mode: Online
π© For more details, contact us: 63 8881841