20/09/2025
Naadiga qalin jabiyasha kuliyadda culuumta cafimaadka jamacadda Somalia UNISO waxay hambalyo iyo bogaadin udiraayaan Hawa Abdukadir Omar
' Hawa luul' oo kamid ah nadiga qalinjabiyasha kuliyada caafimaadka
Taa oo ku guuleysatay qorista iyo soo bandhigista Dhigahana La magac baxay
''MUQDISHO IYO MAADAALE ''
Dhigahana ''muqdisho iyo madaaale waxaa xalay lagu Soo bandhigay magaaladda Muqdisho waxaana ka Soo qeyb galay madax , aqoonyahano iyo bulshada qaybaheeda kala duwan .
Drs Hawa waxaan urajeneenaa Guul iyo hormar balaaran.
University of Somalia - UNISO
UNISO Alumni
Faculty of Health Science- University of Somalia - UNISO