Xukuumadda Ardayda Jaamacadda Mustaqbal - XAJAM

Xukuumadda Ardayda Jaamacadda Mustaqbal - XAJAM Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xukuumadda Ardayda Jaamacadda Mustaqbal - XAJAM, College & University, Jowhar-Hirshabelle, Jowhar.

13/02/2026

Gudoomiyaha Jaamacadda Mustaqbal ayaa maanta ka qeybgalay xaflad qalin arday dhameysay xifdinta Qur'aanka kariimka ah

WWW.MUSTAQBALUNIVERSITY.EDU.SO

13/02/2026

جمعة مباركة
Jimco wanaagsan dhamaan umadda muslimiinta meelkasta ay joogaan aan badino saliga nebigeena muxamed N.N.K.H SCW SCW SCW SCW SCW

13/02/2026
03/02/2026


Jaamacadda Mustaqbal waxay qabaneysaa bandhiga maalinta farshaxanka aduunka waxayna abaalmarin siineysaa ardaygii ku guuleysta kaalimaha h**e ee farshaxanka.

.

(World Art Day) waxaa la xusaa 15-ka Abriil sanad kasta.
Waa maalin caalami ah oo loogu talagalay in lagu dhiirrigeliyo hal-abuurka iyo wacyigelinta farshaxanka ee adduunka oo dhan.
WWW.MUSTAQBALUNIVERSITY.EDU.SO
Jaamacadda Mustaqbal waa tubta guudhaada.

03/02/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO!!!
maamulka sare ee jaamacadda Mustaqbal
Ayaa
u magacaabay madaxa marketinka jaamacadda waxaan Alle ( SWT ) uga baryeyna In uu ku asturo xilka culus ee loo igmaday..

WWW.MUSTAQBALUNIVERSITY.EDU.SO

Address

Jowhar-Hirshabelle
Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xukuumadda Ardayda Jaamacadda Mustaqbal - XAJAM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share