21/10/2024
๐๐ฎ๐ฐ๐๐๐๐ข๐ง ๐ฆ๐ ๐จ๐ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ?
Qubada (Green Turtle) waa mid kamid ah noolaha ku nool badaha Soomaaliya, waxaana aad looga cunaa magaalooyinka xeebaha. Qubadda ayaa ku dhow iney dabar goโdo, maadaama ay wajahayso halis weyn oo ka dhalatay kalluumeysiga aan xadidnayn iyo waxyeelada soo gaara deegaanka badda.