Faculty of Computer Studies

Faculty of Computer Studies Faculty of Computer Studies

Hambalyo! - Kulliyadda Barashada Kombiyuutarka oo ku guuleysatay Tartanka Kubbadda ee Todobaadka Dhaqanka iyo Hal-Abuurk...
13/05/2026

Hambalyo! - Kulliyadda Barashada Kombiyuutarka oo ku guuleysatay Tartanka Kubbadda ee Todobaadka Dhaqanka iyo Hal-Abuurka Jaamacadda Kismayo.



Qeyb ka mid ah ardayda Kulliyadda Barashada Kombiyuutarka ayaa ka qeybgalay barnaamijka Taxanaha Doodaha Ardayda, oo ah ...
27/04/2026

Qeyb ka mid ah ardayda Kulliyadda Barashada Kombiyuutarka ayaa ka qeybgalay barnaamijka Taxanaha Doodaha Ardayda, oo ah madal aqooneed loogu talagalay gorfeynta iyo falanqeynta mowduucyada muhiimka ah.

Doodda waxaa sidoo kale ka qeybgalay Xafiiska Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda iyo Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda, Mudane Nimcaan Weli Cali.

Ardaydu waxay si qotodheer u falanqeeyeen mowduuca β€œSaameynta togan iyo tan taban ee AI-ga”, iyaga oo soo bandhigay aragtiyo kala duwan iyo talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sida ugu habboon ee loo adeegsan karo Garaad Gacmeedka.

Hormuudka Kulliyadda Culuumta Kombiyuutarka, Ustaad Mohamed Saqawe Aweys, ayaa soo agaasimay tartan xiiso leh oo u dhexe...
21/05/2025

Hormuudka Kulliyadda Culuumta Kombiyuutarka, Ustaad Mohamed Saqawe Aweys, ayaa soo agaasimay tartan xiiso leh oo u dhexeeyay labada fasal ee BIT09 iyo BIT10, kuwaas oo ka tirsan kulliyadda.

Tartankan ayaa ku saabsanaa Web App Development, waxaana si rasmi ah u furay Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda, Mudane Ahmed Ibrahim Abdi, oo ardayda ku dhiirrigeliyay barashada xirfadaha casriga ah iyo akhrinta buugaagta la xiriira teknoolojiyadda iyo aqoonta guud.

Ugu dambayn, ardaydu waxay si xirfadaysan u soo bandhigeen mashruucyadii ay ku tartamayeen, iyadoo tartankuna kusoo dhammaaday jawi qurux badan iyo is-dhexgal wax ku ool ah.

Guul iyo horumar dhammaan ardayda ka qeyb gashay tartanka!


Hambalyo
24/06/2023

Hambalyo

Sawiradii galabta   VS
27/03/2022

Sawiradii galabta VS

Tartankii Kubada cagta ee todobaadka dhaqanka Jaamacadda ee aan maanta ciyaarnay waxaan soo bandhignay ciyaar aad u quru...
27/03/2022

Tartankii Kubada cagta ee todobaadka dhaqanka Jaamacadda ee aan maanta ciyaarnay waxaan soo bandhignay ciyaar aad u qurux badan oo ay u riyaaqeen taageerayaasheena, waxaana ku badinay 5 iyo 1

Waxaan rajaynaynaa in aan cup-ka soo qaadno insha'allah

Gudiga Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo Mahadsanidiin
15/03/2022

Gudiga Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo
Mahadsanidiin

Hambalyo Hambalyo HambalyoDhammaan Ardayda Jaamacadda Kismaayo ee Maanta ka qalin jabiyey kulliyadaha kala duwan ee Jaam...
11/01/2020

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhammaan Ardayda Jaamacadda Kismaayo ee Maanta ka qalin jabiyey kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda, khaasatan ardayda , la wadaagida farxada kadib waxaan idin leeyahay cilmiga aad barateen alle ha idin barakeeyo, hana idin ka dhigo midkii aad ku anfici lahaydeen naftiinna, Ehelkiinna, Bulshadiinna iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed


Hambalyo, Hambalyo, HambalyoKuliyadda barashada kombuyutarka (Computer Studies) oo ku wada guuleysatay Todobaadkii dhaqa...
03/05/2019

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo
Kuliyadda barashada kombuyutarka (Computer Studies) oo ku wada guuleysatay Todobaadkii dhaqanka iyo kubada cagta.
πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ† πŸŽ†

Address

Kismayo Road
Kismayo
JH09010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Computer Studies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Computer Studies:

Share