Wamo Medical College

Wamo Medical College Welcome to Wamo Medical College. Home of professional Education.

Asc.Dhamaan Bulsho weynta kunool Magaalada Kismaayo waxaa la ogeysiinayaa in aysocoto isdiiwaangelinta fasal cusub oo Ba...
11/11/2022

Asc.Dhamaan Bulsho weynta kunool Magaalada Kismaayo waxaa la ogeysiinayaa in aysocoto isdiiwaangelinta fasal cusub oo Barashada sheybaarka ah.(Laboratory Technician)
Maalmaha xiisada waa Khamiis iyo Jimco oo Galab ah, 2:00 ilaa 4:00 Pm. Wixii Faah faahin ah laxiriir. 0615822452

Ogeysiis.Waxaa maanta oo  khamiis ah labilaabi doonaa Koorsadii Qualified nurse ee Wamo Medical College.Halaga faa odees...
03/11/2022

Ogeysiis.Waxaa maanta oo khamiis ah labilaabi doonaa Koorsadii Qualified nurse ee Wamo Medical College.Halaga faa odeesto.Asxaabta kalena gaarsiiya.Wixii faah faahin ah kalaxiriir 0615822452.

22/09/2022

Waa Casharkii koowaad oo Practical ah ee Qeybaha uu ka koobanyahay Microscope ka iyo sida uu ushaqeeyo.

Ogeysiis.Waxaa Berito oo khamiis ah labilaabi doonaa koorsada Barashada Sheybaarka.Maalmaha xiisada waa Khamiis iyo jimc...
14/09/2022

Ogeysiis.Waxaa Berito oo khamiis ah labilaabi doonaa koorsada Barashada Sheybaarka.Maalmaha xiisada waa Khamiis iyo jimco.Xiisada waxaa lagalidoonaa labo saac subaxnimo,waxaana laga bixidoonaa Afar saac.wixii faah faahin ah laxiriir 0615822452.Mahadsanidiin

Hambalyo dhamaan ardeyda ka qalin bedelatay Wamo Medical College.Dufcadii 9aad.Ilaahey ha idiinku anfaco cilmiga aad bar...
20/08/2022

Hambalyo dhamaan ardeyda ka qalin bedelatay Wamo Medical College.Dufcadii 9aad.Ilaahey ha idiinku anfaco cilmiga aad barateen.Noqda kuwii dalkooda,dadkooda iyo diintoota anfaca.

Ogeysiis.Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan inta jecel ineey bartaan sheybaarka,in ay socoto isdiiwaangelinta fasal cusub oo ...
14/07/2022

Ogeysiis.Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan inta jecel ineey bartaan sheybaarka,in ay socoto isdiiwaangelinta fasal cusub oo barashada sheeybaarka ah,taasoo Practical ubadan.waqtiga xiisada waa Full time iyo part time(khamiis iyo Jimco).
Wixii faah faahin ah kalaxiriir 0615822452.

Practical Intramuscular Buttock injection.
11/06/2022

Practical Intramuscular Buttock injection.

Asc.Ciid Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Muslimiinta Meelwalboo Joogtaan.Ilaahey hanaga aqbalo Acmaasha aan soosameynay bish...
01/05/2022

Asc.Ciid Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Muslimiinta Meelwalboo Joogtaan.Ilaahey hanaga aqbalo Acmaasha aan soosameynay bisha ramadaan.Kuwii loogu dembidhaafay ilaahey hanaga dhogo.

Ogeysiis.Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan Bulsho weynta kunool Jubbaland,gaar ahaan magaalada kismaayo,ineey socoto is diiw...
14/04/2022

Ogeysiis.Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan Bulsho weynta kunool Jubbaland,gaar ahaan magaalada kismaayo,ineey socoto is diiwaangelinta koorso cusub oo Nutrition ah.Waqtiga waxbarashada waa Qamiis iyo jimco.Wixii faah faahin ah kalaxiriir 0615822452

Ramadaan Kariim dhamaan walaalaha muslimiinta ah meelwalboo joogtaan.ilaahey hanoo fududeeyo soonka,caafimaad iyo xasana...
01/04/2022

Ramadaan Kariim dhamaan walaalaha muslimiinta ah meelwalboo joogtaan.ilaahey hanoo fududeeyo soonka,caafimaad iyo xasanaad alaha nagasiiyo.

Halaga Faa ideesto Aqoontan Caafimaad ee Barashada Daawooyinka Aasaasiga ah.
07/02/2022

Halaga Faa ideesto Aqoontan Caafimaad ee Barashada Daawooyinka Aasaasiga ah.

Is diiwaangelintu wey socotaa ee halaga faa ideesto waqtiga.wixii faa faahin ah kalaxiriir: 0615822452.
21/01/2022

Is diiwaangelintu wey socotaa ee halaga faa ideesto waqtiga.wixii faa faahin ah kalaxiriir: 0615822452.

Address

Isgoyska Maxfalka Gaar Ahaan Iskuulka Bisha Cas. Ama Laxiriir 0615822452
Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wamo Medical College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Wamo Medical College:

Share