08/05/2026
Ogeysiis. Waxaa socota isdiiwaan gelinta fasal cusub oo ah Barashada Sheybaarka. (Lab Technician). Casharada intooda badan waa Practical. Waqtiga xiisada waa galabtii sideed saac. Maalmaha xiisaduna waa Khamiis iyo Jimco. Wixii faah faahin ah kalaxiriir: 0615822452