Eng Abdisamed adem

Eng Abdisamed adem Nao esquese no time

25/10/2024
25/10/2024
Anigu sidaynu waxaan  ka tiliyaa oo ka hadlaa ka shaqaynta nabada walow dad badan aanu isku nacnay hadana k**a daalo oo ...
03/09/2024

Anigu sidaynu waxaan ka tiliyaa oo ka hadlaa ka shaqaynta nabada walow dad badan aanu isku nacnay hadana k**a daalo oo waanba ku farxaa in an ka hadlo wixii an arko in ay u baahan tahay in an wax ka dhaho markaa bal gaarsiiyaa taladaydan Shacabka reer borama waxaan kula talinayaa in aysan u arkaan xadhiga Xildhiban Maxamed Abiib in uu yahay xadhig la rabo in dhibaato looga abuuro gobolkooda saas dartee in ay ka feek jignaadaan dabinka muuse iyo kooxdiisu ay idin la damacsan yihiin xildhibaankuna waxaa uu ku xidhan yahay sharci daro waana soo baxayaa hada ka kor wuxuu muuse xidhay xildhibaan.ka tirsanaa markaa xildhibaanada somaliland waxaana lagu xidhay 18 mwy anaga maalin modow baanu u naqaa wuxuuna ahaa xildhibaan dhakool oo ka soo jeeday gobolka sool cid wax u noqotay ma jirin muusena markuu wayay cid la qasata wuu iska soo dayay markaa ka feek jinadaa dabin ka muuse waxba ha ficil qaadanina hada xadhig uun baynu ka hadlaynaa markaa yaysan dhimasho imana sida uu doonayo muuse in ay dhimasho timaado waa iga talo walaltinimo qaata

Hambalyo abtigay Abdiqani Warsame iyo marwadiisa oo manta ku midoobay nolosha  allah  guurkiina ha yeelo  guri nagi
02/08/2024

Hambalyo abtigay Abdiqani Warsame iyo marwadiisa oo manta ku midoobay nolosha allah guurkiina ha yeelo guri nagi

19/07/2023

Nin wixii la toosani mid buu tuur laleeyahaye

22/12/2022

Address

Ex Control
Laascaanood
FECHOECLAIR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdisamed adem posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Eng Abdisamed adem:

Share