Golaha Alfurqan

Call

Golaha Alfurqan الصَّفحة الرّسميّة لملتقى الفرقان.

waxa safxadaan loogu tala galay si loogu soo bandhigo fawaaida cilmiga ah , wararka golha , xaaladaha dacwo ee magaalada las-anod iyo nawaaxigeda, iyo guud ahaan dacwada iyo cilmiga

04/09/2026
28/08/2026

اللهم انصر أهل فلسطين وثبت أقدامهم، وربط على قلوبهم، واحفظ المسجد الأقصى، واجبر كسرهم وتقبل شهدائهم.

22/08/2026

KULANKA ARDAYDA KA BAXDAY MU,SSASADA AL FURQAAN
IYO GOLAHA AL-FURQAAN.

Aasaaskii mussasada al furqaan & Golaha Al-Furqaan, Sooyaalkoodii iyo Marxaladihii ay Soo Mareen
Kaalintooda Dacwada & Bulshada

🎙️ Waxaa si mug leh uga warramaya: sheekheena al waalid:
Sh. Yuusuf Haybe

22/08/2026

kulanka Ardayda ka baxday machadka iyo Golaha Al-Furqaan.
SH Cismaan xaashi

Bayaan ku saabsan kulanka Ardayda iyo Golaha Al-Furqaan. Waxaa shalay subax, 20-ka Agoosto 2026, hoolka xarunta al furqa...
21/08/2026

Bayaan ku saabsan kulanka Ardayda iyo Golaha Al-Furqaan.

Waxaa shalay subax, 20-ka Agoosto 2026, hoolka xarunta al furqaan ka dhacay kulan isbarasho iyo soo dhoweyn ah.

Golaha Al-Furqaan ayaa kulan muhima la qaatay ardaydii dhammeysatay sanadkan ee ka baxday Machadka Al-Furqaan.

Qodobbada Kulanka: 1: Dardaaran iyo Baraarujin: Ardayda waxaa halkaas loogu jeediyay talooyin iyo dardaaran muhiim u ah mustaqb
alkooda.
2: Taariikhda Golaha: Ardayda waxaa la siiyay xog ku saabsan sooyaalkii taariikheed ee Golaha Al-Furqaan iyo barnaamijyadiisa shaqo.

3: Gunaanad: Kulanku wuxuu kusoo dhammaaday jawi dhab ah oo walaalnimo iyo ballanqaad wada-shaqeyneed leh.

20/08/2026

Farrinta ducaadda. Sh maxamuud maxamad xallike. حفظه الله ورعاه

📢 OGAYSIIS MUHIIM AHKu: Dhammaan ardayda (wiilal iyo gabdho) ee Dufcadda 18-aad ee ka qalin-jabisay Mu’assasada Al-Furqa...
19/08/2026

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH
Ku: Dhammaan ardayda (wiilal iyo gabdho) ee Dufcadda 18-aad ee ka qalin-jabisay Mu’assasada Al-Furqaan.
Ka: Masuuliyiinta Golaha Al-Furqaan.
Masuuliyiinta Golaha Al-Furqaan waxay ku wargelinayaan dhammaan ardayda Dufcadda 18-aad ee sannadkan ka qalin-jabisay Mu’assasada Al-Furqaan, wiilal iyo gabdhoba, inay nagala soo qaybgalaan kulan aad muhiim u ah.
AJANDAHA KULANKA
• Dardaaran iyo tusaalayn: Kelmado dhiirigelin iyo dardaaran ah oo ku socda ardayda qalin-jabisay.
• Mustaqbalka ardayda: Is-xogwaraysi ku saabsan wejiga xiga ee waxbarashada ama shaqada.
• Ku soo biiridda Golaha Ardayda ka Baxday Mu’assasada Al-Furqaan: Xogsiin ku saabsan Golaha, nidaamkiisa iyo barnaamijyadiisa.
• Xoojinta xidhiidhka: In la xoojiyo xidhiidhka ardayda qalin-jabisay iyo Golaha ay qaybta ka yihiin.
• Dhisidda Golaha Dufcadda: Samaynta guddi ama qaab-dhismeed ay ku midoobaan ardayda Dufcadda 18-aad.
📍 Goobta: Hoolka Gabdhaha ee Machadka Al-Furqaan.
📅 Taariikhda: Khamiis, 20/08/2026.
⏰ Saacadda: 9:00 ilaa 10:40 subaxnimo.
Haddaba, waxaa lagu boorrinayaa dhammaan ardayda inay ilaaliyaan waqtiga, kana soo qaybgalaan kulankan muhiimka ah.
Allaa mahad leh

يسر ملتقى الفرقان دعوتكم لحضور اللقاء العام للدفعة الثامنة عشرة (خريجي عام 2026م)؛ بهدف الترحيب بالخريجين الجدد، والتعرف...
16/08/2026

يسر ملتقى الفرقان دعوتكم لحضور اللقاء العام للدفعة الثامنة عشرة (خريجي عام 2026م)؛ بهدف الترحيب بالخريجين الجدد، والتعرف على أنظمة الملتقى، والاستماع إلى توجيهات وإرشادات علمائنا الأفاضل

Address

Laascaanood
Laascaanood

Telephone

+252634535840

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Alfurqan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share