Ilays High School

Ilays High School Kusoo dhawaw Boga Daladda waxbarashada Ilays High School Bogan waxaa loogu talo galay dhalin yarada dhigata daladda waxbarashada ee Ilays High School

Hanbalyo Ardayda Ka Qalin Badalatay Ilays High School Waxaan Lenahay Alle Ha idinku Anfaco Aqoontaad Ka Barakeen Horey u...
11/07/2017

Hanbalyo Ardayda Ka Qalin Badalatay Ilays High School Waxaan Lenahay Alle Ha idinku Anfaco Aqoontaad Ka Barakeen Horey usocda Qalin Kana Ha Dhigina Rabi Ha idin La Garab Galee.
Go For Ward Guulaysta

Proff C/Salaan Tunkub oo Soo Bandhigey 5 Buug oo uu Qorey .Proff C/Salaan Maxamed Xusein oo ah Qoraa Soomaaliyeed aya So...
13/12/2014

Proff C/Salaan Tunkub oo Soo Bandhigey 5 Buug oo uu Qorey .
Proff C/Salaan Maxamed Xusein oo ah Qoraa Soomaaliyeed aya So Bandhigey Qaybtii Koowaad ee Buugaag uu Qorey , Kuwaasoo ah Manhajyo Af-Somali Kuqoran oo 5 Buug oo uu Qorey.
Qoraaga ayaa Wuxuu Qorey 5 Buug oo Kala Ah :
1:Buuga Manhajka Af-Somaliga Dugsiyada Sare oo ah Buug Ka Hadalaya Dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed oo ah 225 Bog.
2:Buuga Xisaabaadka Maaliyada oo Ah Buug ka Hadlaya Shuruucda Bandhigaya Caalamiga ah iyo Xisaabkooda (600 Page )
3:Manhajka Dhaqaalaha iyo Anshaxa Ganacsiga oo ah Buug Ka Hadlaya Basarka Gnacsiga iyo Hormarkiisa (112 Page).
4:Buuga Manhajaka Cuntada iyo Caafimaadka oo h Buug Ka Hadalya Caafimaadka iyo Cuntooyinka iyo Nadaaafada ( 100 Page)
5:Buuga Afka iyo Dhaqanka oo ah Buuga Ka Hadalaya Luuqada Somaliga Isna Waa (1000 Page).Laakiin Waa Afar Qaybood
6: BuugaBuuga Higaada oo ah Buuug Caruurta Laga Baro Higaada iyo Akhriska Isna Waa (60 Page ).
INtaa Waxa Sii Dheer Buug uu Ka Qorey Qaadka iyo Dhibaatooyinkiisa .
Proff ayaa Lixdan Buug ku Soo Bandhigey maanta Hotel Al-Mustaqbal oo ah Xarrunta Ganacsiga Gobollka Sool . Sida uu Sheegey Proff /Salaana Tunku Wuxuu Wadey Buugaagtan Marka Laga Reebo Buga Xisaabaadk Maliyaadka iyo Ka Higaaada Wuxuu Qorey 24 Bilooda Gudood.
Hadan Wuxuu Ku Tala jiraaa Inuu So Dhameeyo Qoraalkaa Buugaagtaa 24 Ka Bildood ee Soo Socda Iyadoo ay u dhaheen 10 Buug oo Kale oo uu Qoraalkooda Gacanta ku Hayaa Hada , Guud ahaana Waa 16 Buug oo uu Doonayey inuu Ku Qoro Mudo 4 Sano ah .
Magaalada Laaascaanood ayuu Qoraagu keeney 2 Casho Ka hor 2000 Bug Wax Ka Badan , Iyadoo Maaanta Magaalada Looga Dareerey In Bugaagtaa La Wada Akhristo .

01/03/2012

waa laidin salamay asxaabta...

12/06/2011

╔╦╦╦═╦╗╔═╦═╦══╦═╗
║║║║╩╣╚╣═╣║║║║║╩╣
╚══╩═╩═╩═╩═╩╩╩╩═╝

Address

Education Village
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays High School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share