05/08/2019
Asc bulshawaynta somaliyeed waxan idinu bisharaynaynaa ina machadka Gahayr iyo liiban college xaruntooda lascanood ay wada shaqayn buuxda yeeshen JAAMCADA QUDUS UNIVERSITY oo fadhigeedu yahay muqdisho in ay bixinayso DEGREE PROGRAMS and Diploma programs qaab casriya oo distance learning adigoo Gurigaga ama Goobtada shaqada jooga
Xarumaha xafiis yadu ku yaalan Lascanood,Garowe
Fadlan hadii aad xiisaynyso inaaad barato
Hoos noogu soo qor magacaga oo sadexan numberkaga emailkaga iyo Faculty ga aad rabto.
Contuct us whatspp 0634938015