19/02/2026
Macadka Somali international college wuxu dhamaan bahda jecel wax barashada iyo bulshad reer waqooyi bari gaar ahaan d/laascaanod ugu bushaaraynayaa in lasoo kordhiyay courses cusub oo ay ka mid yihiin sida
Scientific dugsiga sare sidoo kale sayniskiin iyo xisaabta dugsiga sare ilaa dugsiga dhexe isagoo ku bixi doona qaab (Revision ah) iyo qaab Diploma ah
Sidoo kale waxa bixi doona courses kii caafimaadka qaybihiisa kala duwan
Tell:0904525732/0907743692