Shimbiraale primary and secondary school

Shimbiraale primary and secondary school Shimbiraale primary and secondary school

Waxaa maanta si rasmiya usoo dhamaady imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiga hoose dhexe ee shimbiraale grade 8 ka dhama...
31/05/2022

Waxaa maanta si rasmiya usoo dhamaady imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiga hoose dhexe ee shimbiraale grade 8 ka dhamaan ardayda guul u rajaynaynaa inshaa allah iyo nasiib wacan

Waxaa galabta si hab sami leh u qabsootay xaflada lagu abaal marinaayo dhaman ardydii kaal maha h**e kagash imtixaankii ...
11/02/2022

Waxaa galabta si hab sami leh u qabsootay xaflada lagu abaal marinaayo dhaman ardydii kaal maha h**e kagash imtixaankii termaka dhaman halkan waxaan habalyo ugu diraynaa dhamaan ardyda kaal maha h**e gashy hanpalyo hanpalyo

Waxa saaka oo tariikhdu tahay 11/12/2021 si rasmi ah uga bilaabmay   sare ee   imtixaankii     ahaa, dhamaan maamulka iy...
11/12/2021

Waxa saaka oo tariikhdu tahay 11/12/2021 si rasmi ah uga bilaabmay sare ee imtixaankii ahaa, dhamaan maamulka iyo macaliiminta dugsiga Sarre ee shimbirale waxay ardayda u rajaynayaan in ilahay u fududeeyo imtixaanka.

Waxaa maanta oo taariikh du tahy 22 jun guud ahaanba Imtixaankii fasalka 8 aad ee shahaadiga ahaa ee somliland uu usoo d...
22/06/2021

Waxaa maanta oo taariikh du tahy 22 jun guud ahaanba Imtixaankii fasalka 8 aad ee shahaadiga ahaa ee somliland uu usoo dhamady Dugsiga Hoose dhexe ee shimbiraale waxan u hanbalyey naynaa dhaman ardaydii u fadhiisatay imtixaankaa oo mudada 8 sano ah soo waday dadaalka inshaa allah guul baan idiin rajayn

Address

Maraje

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shimbiraale primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share