Zamzam university health science students Association zuhssa

Zamzam university  health science students Association zuhssa health science students Association

HambalyoDhamaan Umadda Soomaaliyeed waxa aan ugu hambalyeynaa munaasabadda 64-sanno guurada maalinta xorriyadda iyo midn...
01/07/2024

Hambalyo
Dhamaan Umadda Soomaaliyeed waxa aan ugu hambalyeynaa munaasabadda 64-sanno guurada maalinta xorriyadda iyo midninamada dalka ee 1da Luuliyo, annaga oo isu dardaarmeyna in aan ilaalino midnimada iyo wada jirka dalkeena iyo dadkeena.

Waxa halkan hamblyo iyo bogaadin ugu diraya Gudomiyaha uruurka ardayda medicine andHealth science oo loo magacabay Dr mo...
01/07/2024

Waxa halkan hamblyo iyo bogaadin ugu diraya
Gudomiyaha uruurka ardayda medicine and
Health science oo loo magacabay
Dr moh'ed hasan
Xilka laguu dhibay allah kula garab galo

Waxaa Ardayda kuliyada health science gaar ahaan qeybta nursing and midwifry loo qabtay simenar ku saabsanaa ULTRASOUND ...
28/02/2024

Waxaa Ardayda kuliyada health science gaar ahaan qeybta nursing and midwifry loo qabtay simenar ku saabsanaa ULTRASOUND
oo bixinayaye Dr Abdirizak Ali
Simenar ka oo ay soo agaasimen uruurka midowga ardayda Health Science (HS) oo ay wax badan ka faa,iiden ardayda kaso qeybgashay
wax yaabo badan oo laxiiriira cumputerka la saaro hooyada uurka leh
Simenarka oo ka qabsoomay main campas ka km11
# ZUST
# ZHUSSA

Mobile clinic Baaritaano caafimad ooy Soo Agaasimeen ururada Ardada  Health science iyo Medicine OO kaashanaya maamulka ...
15/02/2024

Mobile clinic
Baaritaano caafimad ooy Soo Agaasimeen ururada Ardada Health science iyo Medicine OO kaashanaya maamulka kuliyada ayna ka faaidesteen dad badan OO danyar ah Ayaa shalay OO Arbaco Aheyd lagu qabtay kaamamka ku hareeraysan kambaska weeyn ee jaamacada

Waxa shalay  km11 main campus  ka  qabsoomay Tababar  wax ku ool ah oo ku saabsan suture ayaa shalay loo qabtay kuliyadd...
18/12/2023

Waxa shalay km11 main campus ka qabsoomay
Tababar wax ku ool ah oo ku saabsan suture ayaa shalay loo qabtay kuliyadda culuumta cafimaadka gaar ahaan nursing and midwifery kaasoo ay wax badan ka faa'ideen

Happy teacher's day
21/11/2023

Happy teacher's day

Arday ka mid Culuumta Caafimaadka ee (health sceince) ayaa loo qabtay Seminar Ciwankisu yahay "Integrated manegment of a...
21/11/2023

Arday ka mid Culuumta Caafimaadka ee (health sceince) ayaa loo qabtay Seminar Ciwankisu yahay "Integrated manegment of acute malnutrition(IMAM)"
kaas oo uu soo jedinayay Dr. Abdinur Ali ahmed.
ZUST

Waxa si rasmi ah noogu bilowday imtixankii term ka ahaa allah noo fududeyo dhanmaan ardayda zust
18/11/2023

Waxa si rasmi ah noogu bilowday imtixankii term ka ahaa allah noo fududeyo dhanmaan ardayda zust

Kulan soo dhaweyn iyo is barasho iskugu jira aya loo qabtay ardeyda cusub  kulukaan oo lagu soo dhaweynaye ardeyda found...
09/11/2023

Kulan soo dhaweyn iyo is barasho iskugu jira aya loo qabtay ardeyda cusub kulukaan oo lagu soo dhaweynaye ardeyda foundation year ka ah kulukaas ay soo qabanqabiyen madaxda health science ugu horeysa G. Health science G. Ku xigenka iyo G.sprots ka kulas oo inagala soo qeyb galay madax kamid ah jamcada

Zamzam university
ZUHSSA

31/10/2023
Gudoomiyaha ururka ardayda (health science ee jamacad Zamzam University) iyo dhaman xubnaha ururka ZUHSSA waxa ay hambal...
06/10/2023

Gudoomiyaha ururka ardayda (health science ee jamacad Zamzam University) iyo dhaman xubnaha ururka ZUHSSA waxa ay hambalyo farxaded u dirayan dhamaan ardayda ka qalin badalatay kuliyadaha kala duwan ee jamacad ZUST gaar ahaan kuliyad health science oo manta u soo idlatay heerkii 1aad ee jamacada



of 2023

Kulan ay sooqabanqaabiyeen maamulka midowga ardayda health science ay uguhoreysa Gudomiyaha health scienceG.ku xigeenka ...
18/07/2023

Kulan ay sooqabanqaabiyeen maamulka midowga ardayda health science ay uguhoreysa
Gudomiyaha health science
G.ku xigeenka iyo
G.sports ka
Ayaa waxa kulan sagootin iyo macsalaameyn
Ah loogu sameeyaye ardayda qalinjabiyasha
Kuliyada health science

Address

Zamzam University Of Science And Technology
Mogadishu
6181

Telephone

+252616946181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zamzam university health science students Association zuhssa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Zamzam university health science students Association zuhssa:

Share