25/08/2026
Aqoontu waa jidka, shahaadaduna waa tallaabada, FECT-na waa albaabka fursadaha. 🎓
Welcome to FECT — halka aqoontu ku dhaliso xirfad, xirfadduna ku dhisto mustaqbal.
Faculty Of Engineering and Computer Technology-SIU
Somali International University - SIU
𝐒𝐮𝐛𝐚𝐱 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐝𝐚𝐫 𝐤𝐞𝐞𝐛𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧?
Subax noolba noloshu waxay ku bartaa sadarro cusub, sahan ayuuna reer ku guuraa.
𝐒𝐈𝐔 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛?
Sannadkan Jaamacadda SIU waxay soo kordhisay maaddooyin cusub oo lajaanqaadaya farsamada casriga ah ee dunidu ay maanta adeegsaneyso kuwaas oo kala ah:
𝟏. 𝐁𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫 𝐨𝐟 𝐂𝐲𝐛𝐞𝐫 𝐒𝐞𝐜𝐮𝐫𝐢𝐭𝐲 𝐚𝐧𝐝 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐅𝐨𝐫𝐞𝐧𝐬𝐢𝐜𝐬
𝟐. 𝐁𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫 𝐨𝐟 𝐀𝐫𝐭𝐢𝐟𝐢𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐥𝐥𝐢𝐠𝐞𝐧𝐜𝐞 𝐚𝐧𝐝 𝐃𝐚𝐭𝐚 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞.
𝐃𝐢𝐰𝐰𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲.