Tayo Online Academy

Tayo Online Academy Tipyan Online Academy.wa hoyga
Cilmiga& tababarada.wa goob ad ku
xaqiijin karto Riyadada Mustaqbalka

23/06/2026

KU IIBSO 5 $ KALIYA

*1=COURSE NUTRITION.*

WAA 7 CHAPTER IYO

MUUQAALADOODA

*2=COURSE MONITORING AND EVALUATION.*

WAA 6 CHAPTER IYO

MUUQAALADOODA

*3=COURSE BASIC COMPUTER.*

WAA 72 VIDEOS

*4=COURSE ENGLISH 5 BUUG IYO MUUQAALADOODA* .

BEGGINERY
INTERMEDIATE
ADVANCED
TENSE.
GRAMMAR

**5=ARABIC* *COURSE* *6BOOK* *IYO*
*MUUQAALADOODA* .*

Heerka Hoose → المستوى المبتدئ
Heerka Dhexe → المستوى المتوسط
Heerka Sare → المستوى المتقدم

*6= *PUBLIC* *SPEAKING*
*COURSE*

WA 7 LECTURE IYO
MUUQAALADOODA

*7= *PUBLIC* *HEALTH*
*COURSE*

●lntroduction to public
Health.
●Biostatistics
●Anatomy
●Epidemiology
●Health Communication
●Prevention and control
Communicable disease

*8= *GRAPHIC* *DESIGN*
BY *COMPUTER*

*Adobephotoshop*
WA 14 MUUQAALO

*9= *TEACHER* *TRAINING*
*COURSE*

WA 4 CHAPTER IYO
MUUQAALADOODA

FIIRO GAAR AH DHAMMAANTOOD

WAA 5$ OO KALIYA

RIIX HALKAN HADDII AAD

DOONEYSO FURSADA QAALIGA

https://wa.me/252622508724

Baro English Si Xirfad Leh! 🇬🇧Ku soo biir Course English ka sh ee bilaabaneysa May 9 2026:✅ Speaking& Conversation✅ Gram...
18/06/2026

Baro English Si Xirfad Leh! 🇬🇧
Ku soo biir Course English ka sh ee bilaabaneysa May 9 2026:
✅ Speaking& Conversation
✅ Grammar
✅ Reading& vocabulary
✅ listening World news
👨‍🏫 Macalimiin khibrad iyo aqoon sare leh
⏳ Mudada Course-ka: 6 Bilood
🎓 Waxaa la bixinayaa Diploma Certificate marka Final Exam-ka lagu guuleysto.
📲 WhatsApp: 06222508724
📞 Call: 0619328817
✨ Iska diiwaangeli hadda

17/06/2026
04/06/2026

Macamil Nala soxariir

📚✨ TIPYAN BOOK SHOP ✨📚Aqoonta waa furaha horumarka iyo mustaqbal ifaya.Ku soo dhawoow Tipyan Book Shop, halka aad ka hel...
22/05/2026

📚✨ TIPYAN BOOK SHOP ✨📚
Aqoonta waa furaha horumarka iyo mustaqbal ifaya.
Ku soo dhawoow Tipyan Book Shop, halka aad ka heli karto buugaag tayo leh oo kor u qaadaya aqoontaada iyo xirfadahaaga.
📖 Buugaagta Aan Heyno:
✅ English Books
✅ Arabic Books
✅ Math Books
✅ Time Management Books
✅ Handwriting Books
✅ Health Books
✅ Nutrition Books
👨‍🏫 Waxaan sidoo kale haynaa buugaag ay qoreen macalimiin iyo aqoonyahanno khibrad leh oo kaa caawinaya waxbarasho tayo sare leh.
🌟 Buug kasta waa tallaabo aad ugu socoto guul iyo horumar.
📲 WhatsApp: 0622508724
📞 Call: 0619328817

📚 Ma rabtaa inaad si xirfad leh u barato Luqadda Carabiga?Hadda waa fursaddaadii! ✨🎓 Waxaa kuu diyaar ah koorso dhamayst...
22/05/2026

📚 Ma rabtaa inaad si xirfad leh u barato Luqadda Carabiga?
Hadda waa fursaddaadii! ✨
🎓 Waxaa kuu diyaar ah koorso dhamaystiran oo lagu baranayo Af-Carabiga muddo 6 Bilood ah.
✅ Waxyaabaha lagu baranayo koorsada:
📖 1. الكتابة والقراءة
Barashada qorista iyo akhriska Carabiga
📝 2. الكلمات الجديدة
Erayo cusub iyo kordhinta aqoonta luqadda
🗣️ 3. الحوارات
Wadahadallo iyo ku hadalka Carabiga
📚 4. النحو
Naxwaha iyo habdhiska saxda ah ee luqadda
📰 5. اللغة الصحافة
Luqadda warbaahinta iyo saxaafadda
🎖️ Marka uu ardaygu dhammeeyo koorsada waxa uu qaadanayaa:
🏅 Shahaado Diploma Af-Carabi ah
👨‍🏫 Macallimiinta waa jaamiciyiin khibrad dheer u leh barashada Af-Carabiga.
📅 Mudada Koorsada: 6 Bilood
📲 Isdiiwaangelinta:
WhatsApp: 0622 508724
☎️ Call: 0619 328817
⏰ Deg-deg isku diiwaangeli oo maanta bilow safarkaaga barashada Af-Carabiga! ✨

🎨 BARO GRAPHIC DESIGN COMPUTER-KA ADIGOO GURIGAAGA JOOGA! 💻🔥Ma rabtaa inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh?Kusoo bii...
22/05/2026

🎨 BARO GRAPHIC DESIGN COMPUTER-KA ADIGOO GURIGAAGA JOOGA! 💻🔥
Ma rabtaa inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh?
Kusoo biir koorsadeena Graphic Design BY Computer oo si fudud kuu baraysa naqshadeynta casriga ah. 🚀
📚 Waxyaabaha lagu baranaayo koorsada:
✅ Photoshop
✅ Illustrator
✅ Logo Design
✅ Poster & Banner Design
✅ Facebook Post Design
✅ Business Card Design
✅ Flyer & Brochure Design
✅ Color & Font Skills
✅ Practical Projects
🎯 Faa’iidooyinka Koorsada:
✔ Casharo fudud oo la fahmi karo
✔ Macalimiin khibrad leh
✔ Practice dhab ah
✔ Certificate dhamaadka koorsada
📲 WhatsApp: 0622 508724
📞 Call: 0612 508724

BARO BASIC COMPUTER SKILLS – FURSAD QAALI AH! 💻Ma rabtaa inaad barato xirfadaha kombiyuutarka oo kaa caawinaya shaqo iyo...
22/05/2026

BARO BASIC COMPUTER SKILLS – FURSAD QAALI AH! 💻
Ma rabtaa inaad barato xirfadaha kombiyuutarka oo kaa caawinaya shaqo iyo ganacsi?
Tipyan Academy waxay kuu diyaarisay koorso dhamaystiran oo soconaysa 5 bilood!
📚 Waxyaabaha aad baran doonto:
✅ MS Windows
✅ MS Word
✅ MS Excel
✅ MS PowerPoint
✅ MS Access
🔥 Faa’iidooyinka: ✔️ Waxaad yeelan doontaa xirfad shaqo
✔️ Waxaad si fudud u isticmaali kartaa computer
✔️ Fursado shaqo iyo ganacsi ayaad heli kartaa
📅 Mudada: 5 Bilood
📍 Boosaska waa xadidan yihiin — hadda isdiiwaan geli!
📲 WhatsApp: 0622508724
👉 Si toos ah ula xiriir: https://wa.me/252622508724
🚀 Ha seegin fursadan — Bilow maanta oo horumar samee!

Address

Somalia
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share