Haji Diriye College Prep

Haji Diriye College Prep Machadku wuxuu bixiyaa waxbarashada dadka waawey oo ka kooban Dugsi H/dhexe iyo sare .Wuxuuna Ku bixinayaa muddo kooban oo 4 sano ah

16/03/2026

Maamulka Dugsiga Sare ee Xaaji Diiriye oo abaalmarin siiyay una mahadceliyey ardaydii tartan aqooneedka dugsiyada sare ee Gaalkacyo oga qayb galey.

15/03/2026
Maamulka Dugsiga Sare ee Xaaji Diiriye oo abaalmarin siiyay una mahadceliyey ardaydii tartan aqooneedka dugsiyada sare e...
15/03/2026

Maamulka Dugsiga Sare ee Xaaji Diiriye oo abaalmarin siiyay una mahadceliyey ardaydii tartan aqooneedka dugsiyada sare ee Gaalkacyo oga qayb galey.

Hambalyo Mamulka , Macalimiinta iyo ardayda  Dugsiga Sare ee Haji Diriye College oo noqday Dugsigii sare ee ugu horeyey ...
07/03/2026

Hambalyo Mamulka , Macalimiinta iyo ardayda Dugsiga Sare ee Haji Diriye College oo noqday Dugsigii sare ee ugu horeyey oo Simi-Final iska xaadiriyey guul lataabankana kasoo hoyiyey tartan aqooneedka Dugsiyada Sare ee Dagmada Galkacyo.

Iskuulada 18+ka ee aan bah wadaagta nahay ee tartanku nadhexmarayna waxaan leenahay hambalyo waad dadaasheen waana wada guulaysanay waxaana rajaynaynaa inaad dadaalkiina labajibbaartaan tartamada dambana Guulaysatan insha allah.

Hambalyo ardayda  Haji Diriye College oo saaka guul wayn kasoo hoyiyey tartan aqooneedka Dugsiyada sare ee Degmada Galka...
05/03/2026

Hambalyo ardayda Haji Diriye College oo saaka guul wayn kasoo hoyiyey tartan aqooneedka Dugsiyada sare ee Degmada Galkacyo.

05/03/2026

Hambalyo ardayda Haji Diriye College oo saaka guul wayn kasoo hoyiyey tartan aqooneedka Dugsiyada sare ee Degmada Galkacyo.

TACSI:                                         إنا لله وإنا إليه راجعون Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuunMaamulka , ...
15/02/2026

TACSI:

إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Maamulka , Macalimiinta iyo Ardayda Machadka Haji Diriye College prep waxay Macalin Bishaar Abdulahi Asad uga tacsiyeynayaan Geerida kutimid Eyeydiis XAALI ALI SHIRE.

Waxaan Alle Uga baryaynaa inuu Qabriga u waasiciyo kitaabkeedana midigta uga dhiibo Samir iyo iimaana alla hakasiiyo dhammaan qoyskii , ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday.

TACSI:                                         إنا لله وإنا إليه راجعون Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuunMaamulka , ...
23/12/2025

TACSI:

إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Maamulka , Macalimiinta iyo Ardayda Machadka Haji Diriye College prep waxay tacsi tiiraanyo leh udiryaan dhamaan qoyskii ,ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Abdulahi Mohamed Xasan oo gacan ka xaqdaran ay xalay kudishay Magalada Glkyo .

Waxaan Alle Uga baryaynaa inuu Qabriga u waasiciyo kitaabkana midigta uga dhiibo, Samir iyo iimaana Rabbi naga wada siiyo.

04/12/2025

Maamulka iyo Macalimiinta Machadka Haji Diriye Ayaa Agab dhisme ugu tabarucay Guriga loo dhisayo Aqoontii ilma Macalin sigarad.

Agabkaas ayaa waxaa kala wareegay Maamulka Omar Samatar Secondary School iyo ehelada UN Macalin sigad.

Address

Jama Bihi Road
Mogadishu
252

Telephone

+252907629064

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haji Diriye College Prep posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Haji Diriye College Prep:

Share