JUSU- Jazeera University Students Union

JUSU- Jazeera University Students Union Jazeera University Students Union JUSU waa Bogga rasmiga ah ee Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ŸŒ™โœจ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š waxa uu farxadda ciidda la qeybsanayaa dhammaan ummadda ...
26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ŸŒ™โœจ

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š waxa uu farxadda ciidda la qeybsanayaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan, iyo ardayda Jaamacadda Jazeera munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Maalintan qiimaha badan ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฑ๐š๐, ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐จ, ๐ข๐ฌ๐œ๐š๐Ÿ๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ง๐š๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐š๐ฌ๐ก๐จ. Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu naga aqbalo acmaashii suubbanayd,๐ง๐š๐ ๐ฎ๐ง๐š ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐ข๐ข๐๐๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐ข๐ข๐๐š๐ก๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ง๐š๐›๐š๐, ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐, ๐ค๐ก๐ž๐ฒ๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ.

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™

๐…๐š๐๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ.Maalinta barito oo ah Maalin Carafo (Yawmul-Carafo) waa maalin weyn oo ka mid ah ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐š...
25/05/2026

๐…๐š๐๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ.

Maalinta barito oo ah Maalin Carafo (Yawmul-Carafo) waa maalin weyn oo ka mid ah ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š. Waa maalin Allah SWT uu si gaar ah u kordhiyo ๐ง๐š๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐š, ๐๐ž๐ฆ๐›๐ข-๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ฃ๐š๐ซ๐ค๐š.

Rasuulka ๏ทบ wuxuu sheegay in ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ญ๐ข๐ซ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฆ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š, taasoo muujinaysa fadliga weyn ee maalintan.

Maalintan waa fursad lagu badiyo ๐๐ฎ๐œ๐š๐๐š, ๐๐ข๐ค๐ซ๐ข๐ ๐š, ๐š๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐จ๐ฐ๐›๐š๐๐š. Waa maalin qalbiga lagu nadiifiyo oo Allah loo noqdo si dhab ah.

Aynu ka faaโ€™iidaysanno Maalinta Carafo, una beddelno ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐œ๐ข๐›๐š๐š๐๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐ก.

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU), ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข, ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaa...
16/05/2026

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU), ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข, ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddoonnada Ardayda Jaamacadaha Muqdisho, kaas oo ay qabanqaabisay ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐‹๐ข๐›๐ซ๐š๐ซ๐ฒ.

Kulankan ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta aqoonta, kobcinta dhaqanka wax-akhriska, iyo xoojinta cilmi-baarista ardayda. Intii uu socday kulanka waxaa sidoo kale la soo bandhigay ilo iyo mareego aqooneed oo faaโ€™iido weyn u leh ardayda iyo cilmi-baarayaasha, kuwaas oo ka caawinaya helitaanka xogaha iyo maqaallada cilmiyeed ee la isku halayn karo, iyo sidoo kale taageerada dhinaca daabacaadda qoraallada tacliimeed.

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa kor u qaadidda isticmaalka maktabadaha casriga ah ee internet-ka ku shaqeeya iyo dhiirrigelinta in ardaydu yeeshaan kaalin muuqata oo ku aaddan cilmi-baarista iyo horumarinta aqoonta.

Waxaa sidoo kale kulanka ka hadlay Guddoomiyaha Somalia Digital Library, ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐š๐ฅ๐ข๐ฆ ๐€๐ฅ๐ข, oo sharaxay muhiimadda ay aqoonta iyo cilmi-baaristu u leeyihiin horumarka bulshada Soomaaliyeed.
Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) wuxuu sii wadayaa taageeridda dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada iyo kobcinta aqoonta ardayda Soomaaliyeed.

#

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐Ž...
15/05/2026

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง xilka Head of Compus Three ee Midowga Ardayda JUSU.

Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.

Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.

Nala soo dhaweeya
๐‡๐ž๐š๐ ๐จ๐Ÿ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐“๐ก๐ซ๐ž๐ž ๐ž๐ž ๐‰๐”๐’U
๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง "๐‡๐€๐Š๐€๐๐€"

Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐€๐›๐๐จ๐ฐ ๐’๐š๐ž...
15/05/2026

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐€๐›๐๐จ๐ฐ ๐’๐š๐ž๐ ๐€๐›๐๐จ๐ฐ xilka Head of External Affairs ee Midowga Ardayda JUSU.

Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.

Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐€๐›๐๐จ๐ฐ ๐’๐š๐ž๐ ๐€๐›๐๐จ๐ฐ iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.

Nala soo dhaweeya
๐‡๐ž๐š๐ ๐จ๐Ÿ ๐„๐ฑ๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ ๐€๐Ÿ๐Ÿ๐š๐ข๐ซ๐ฌ ๐ž๐ž ๐‰๐”๐’U
๐€๐›๐๐จ๐ฐ ๐’๐š๐ž๐ ๐€๐›๐๐จ๐ฐ

Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€...
15/05/2026

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข xilka Head of Internal Affairs ee Midowga Ardayda JUSU.

Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.

Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.

Nala soo dhaweeya
๐‡๐ž๐š๐ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ ๐€๐Ÿ๐Ÿ๐š๐ข๐ซ๐ฌ ๐ž๐ž ๐‰๐”๐’U
Dr. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข

Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ...
15/05/2026

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข xilka Head of Planing and Programs ee Midowga Ardayda JUSU.

Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.

Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dr. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.

Nala soo dhaweeya
๐‡๐ž๐š๐ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฅ๐š๐ง๐ง๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ๐ฌ ๐ž๐ž ๐‰๐”๐’U
Dr. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข

Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ...
15/05/2026

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‹๐ข๐›๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ xilka Head of Sports and youth Clubs ee Midowga Ardayda JUSU.

Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.

Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‹๐ข๐›๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.

Nala soo dhaweeya
๐‡๐ž๐š๐ ๐จ๐Ÿ ๐’๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐‚๐ฅ๐ฎ๐›๐ฌ ๐ž๐ž ๐‰๐”๐’U
๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‹๐ข๐›๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐

Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐„๐ง๐ . ๐€๐ฆ๐ข๐ซ...
15/05/2026

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐„๐ง๐ . ๐€๐ฆ๐ข๐ซ ๐€๐๐ž๐ง ๐„๐ฅ๐ฆ๐ข xilka Head of Media and Communication ee Midowga Ardayda JUSU.

Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.

Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐„๐ง๐ . ๐€๐ฆ๐ข๐ซ ๐€๐๐ž๐ง ๐„๐ฅ๐ฆ๐ข, iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.

Nala soo dhaweeya
๐‡๐ž๐š๐ ๐จ๐Ÿ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ž๐ž ๐‰๐”๐’U
๐„๐ง๐ . ๐€๐ฆ๐ข๐ซ ๐€๐๐ž๐ง ๐„๐ฅ๐ฆ๐ข

Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐š...
15/05/2026

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ฒ๐ข๐๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐š๐ณ๐ข๐ข๐ณ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ xilka Madaxa Waxbarashada ee Midowga Ardayda JUSU.

Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.

Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐€๐›๐๐ข๐š๐ณ๐ข๐ข๐ณ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ, iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.

Nala soo dhaweeya
๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐”๐’U
๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐š๐ณ๐ข๐ข๐ณ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ

Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University

Address

Mogadishu
0252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JUSU- Jazeera University Students Union posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share