MBBS Batch 10 Jazeera University

MBBS Batch 10 Jazeera University WE LIVE TO SAVE THE LIFE

Cayaaryhanada   ayaa ku guulaystay tartankii ciyaaraha kubadda cagta ee MBBS Batch 10 Jazeera University .Munaasabaddii ...
02/07/2023

Cayaaryhanada ayaa ku guulaystay tartankii ciyaaraha kubadda cagta ee MBBS Batch 10 Jazeera University .

Munaasabaddii xiritaanka tartanka waxaa kasoo qaybgalay maamulka, iyo dhamaan qaybha ardayda Batch 10. Tartanka waxaa soo xiray Guddoomiyaha Gudiga Sports-ka fasalka MBBS10, waxaana halkaas lagu gudoonsiiyey koobkii kooxda sanadkaan ku guulaysatay.

โšฝ๏ธ๐Ÿ†.
.
โœŠ๏ธ.

Maalinta 2aad Ee Ciida & Qaar kamid ah Dakhaatiirta  MBBS Batch 10 Jazeera University Oo idin leh Ciid Mubarak โœŠ๏ธุชู‚ุจู„ ุงู„...
29/06/2023

Maalinta 2aad Ee Ciida & Qaar kamid ah Dakhaatiirta MBBS Batch 10 Jazeera University Oo idin leh Ciid Mubarak โœŠ๏ธ

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑโœจ๏ธโฃ๏ธ

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸคšWaxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabad...
27/06/2023

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿคš

Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciida.
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.
Hambalyo, Ciid Wanaagsan ๐ŸŽ‰
.

Cayaar adag Oo ahayd   una dhaxaysay Group-yada 1&3 Ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday Garoonka Kubada Cag...
21/06/2023

Cayaar adag Oo ahayd una dhaxaysay Group-yada 1&3 Ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday Garoonka Kubada Cagta ee Bar~kullan -Stadium ayaa kusoo dhamaatay Cayaar ah 1&3, halkaas oo Group: 3 ugu gudbeen Final Cup of MBBS Batch 10 OF Jazeera University.

โšฝ๏ธ๐Ÿ†.
.
โœŠ๏ธ.

Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 2&5 ee MBBS Batch 10 Jazeera University  kana dhacday Garoonka Kubada cagta ee  Ba...
18/06/2023

Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 2&5 ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday Garoonka Kubada cagta ee Bar~kullan -stadium ayaa kusoo dhamaatay cayaar ah 3&4.

โšฝ๏ธ๐Ÿ†.
.
โœŠ๏ธ.

Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 3&6 ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday Garoonka Kubada cagta ee  Bar...
14/06/2023

Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 3&6 ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday Garoonka Kubada cagta ee Bar~kullan -stadium ayaa kusoo dhamaatay cayaar ah 3&2.

โšฝ๏ธ๐Ÿ†.
.
โœŠ๏ธ.

Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 1&4 ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday garoonka Kubada cagta ee  bar...
13/06/2023

Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 1&4 ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday garoonka Kubada cagta ee bar~kullan -stadium ayaa kusoo dhamaatay cayaar ah 3&3 kadib rigoore la isla aaday waxay guushu ku raacday Group 1 oo saaxiibadood Group 4 ku garaacay 3&2.

โšฝ๏ธ๐Ÿ†.
.
โœŠ๏ธ.

Tartanka k/cagta Group-yada MBBS Batch 10 Jazeera University 2023, waxaa bari galab hadii alle idmo kulanka 1-aad kuwada...
10/06/2023

Tartanka k/cagta Group-yada MBBS Batch 10 Jazeera University 2023, waxaa bari galab hadii alle idmo kulanka 1-aad kuwada ballansan Group: 1 Vs Group: 4 .

Group: 1 waxaa Kabtan u ah Dr-Sharmarke halka Group 4 : uu Ayana Kabtan u yahay Dr-Abuukar Duqow.

Sadaalintaada Kulankaan ?

โšฝ๏ธ๐Ÿ†.
.
โœŠ๏ธ.

Iskuaadka Tartanka Group-yada MBBS Batch 10 Jazeera University  โšฝ๏ธ๐Ÿ†.  .  โœŠ๏ธ
08/06/2023

Iskuaadka Tartanka Group-yada MBBS Batch 10 Jazeera University โšฝ๏ธ๐Ÿ†.


.
โœŠ๏ธ

~  HAMBALYO - HAMBALYO ~ Anaga oo Ah MBBS Batch 10 Jazeera University waxaan Si wadajir ah u hambalyeyneynaa ๐ƒ๐ซ.๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ƒ...
31/05/2023

~ HAMBALYO - HAMBALYO ~

Anaga oo Ah MBBS Batch 10 Jazeera University waxaan Si wadajir ah u hambalyeyneynaa ๐ƒ๐ซ.๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ oo loo magacaabay Dean Ku-xigeenka Kulliyada Caafimaadka iyo Qalniinka ee Jazeera University (๐ƒ๐ž๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ฒ ๐ƒ๐ž๐š๐ง ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž & ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ).

Waxaan allah ka rajeyneynaa inuu ku guuleeyo doorka cusub ee loo magacaabay.

Dr- Hon Mowliid Cabdulahi Garoon Waa Legend wayn oo Ka mid ah Akhyaarta MBBS Batch 10 Jazeera University ๐ŸฉบโœŠ๏ธ
31/05/2023

Dr- Hon Mowliid Cabdulahi Garoon Waa Legend wayn oo Ka mid ah Akhyaarta MBBS Batch 10 Jazeera University ๐ŸฉบโœŠ๏ธ

Imtixaanka Midterm-ka Semester-ka 2aad ee sanad waxbarasheedka 2022-2023 ayaa maanta si rasmi ah inoogu soo idlaaday Jaz...
30/05/2023

Imtixaanka Midterm-ka Semester-ka 2aad ee sanad waxbarasheedka 2022-2023 ayaa maanta si rasmi ah inoogu soo idlaaday Jazeera University anagoo ah MBBS Batch 10 Jazeera University

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MBBS Batch 10 Jazeera University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share