Almaas Diploma Programmes

Almaas Diploma Programmes Jaamacadda Almaas waxaa ka go'an in ay soo saarto aqoonyahano xirfadeesan.

16/06/2026

Almaas Diploma Programmes Xafiiska Almaas Skills and Diploma Programs ayaa soo qaban-qaabiyay ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฝ ๐—ถ๐—ป ๐—ก๐—ฒ๐˜๐˜„๐—ผ๐—ฟ๐—ธ ๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ & ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€, oo socon doona muddo 1 bil ah.

Bootcamp-kan waxaa si gaar ah loogu baran doonaa qaab practical ah xirfadaha muhiimka u ah maamulka iyo hawlgelinta shabakadaha, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
Network Basics, Switch Configuration, Router Configuration and Network Security Fundamentals.

Fursaddan waa mid ku habboon ardayda, xirfadlayaasha IT-ga, iyo cid kasta oo doonaysa inay horumariso aqoonta iyo xirfadaha dhanka shabakadaha (Networking).

Bootcamp-ka waxaa mentor ka noqon doona: ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—ญ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฒ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐˜€๐—ฎ๐—ธ, Network Administrator, SomaliREN.

Halkan Iska diwaan gali: https://forms.gle/QQTKgfWQwT36gyLS6

Xafiiska Xirfadaha iyo Dibloomada ee Jaamacadda Almaas ayaa si rasmi ah u bilaabay koorsada ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ๐˜€ ๐—ฎ...
14/06/2026

Xafiiska Xirfadaha iyo Dibloomada ee Jaamacadda Almaas ayaa si rasmi ah u bilaabay koorsada ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ taas oo ardayda siinaysa aqoon iyo xirfado muhiim u ah isticmaalka kumbuyuutarka iyo barnaamijyada xafiisyada casriga ah.

Koorsadan ayaa qayb ka ah dadaallada Jaamacadda Almaas ay ku horumarinayso aqoonta iyo xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed, si ay ugu diyaar garoobaan fursadaha shaqo iyo horumarinta xirfaddooda mustaqbalka.

#๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ

26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak

Jaamacadda Almaas waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, ardayda, waalidiinta, macallimiinta, iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Allaha naga aqbalo acmaasha suuban, ducada, iyo cibaadada maalmahan kheyrka badan.

Ciiddaan ciiddeeda Alle ha inooga dhigo mid nabad, barwaaqo, caafimaad iyo farxad ku gaarno.

21/05/2026

Xarunta Diplomada iyo Xirfadaha ee Jaamacadda Almaas Almaas Diploma Programmes waxay kuu soo diyaarisay tababar muhiim ah oo ku saabsan:

๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€

Tababarkan wuxuu fursad siinayaa ardayda, shaqaalaha, iyo bulshada inteeda kale inay bartaan xirfadaha muhiimka u ah isticmaalka kumbuyuutarka iyo barnaamijyada xafiisyada, kuwaas oo lagama maarmaan u ah waxbarashada, shaqada, iyo nolosha casriga ah.

Waxyaabaha lagu baran doono:
โ€ข Windows 10
โ€ข Typing Skills
โ€ข Microsoft Word
โ€ข Microsoft Excel
โ€ข Microsoft PowerPoint

Faahfaahinta Diplomada:
โ€ข Muddada: ๐Ÿฏ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ
โ€ข Bilaabashada: ๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐— ๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ
โ€ข Shahaado: ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—–๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†
โ€ข Practice: ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ

Tababarkan wuxuu kaa caawinayaa inaad hesho aqoon iyo xirfado lagama maarmaan u ah suuqa shaqada iyo horumarinta kartidaada tiknoolajiyadda.

Isdiiwaangeli hadda:
https://forms.gle/kKGonQn1Kd4EFFj67

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ...Jaamacadda Almaas waxaa ka socota diiwaan gelinta Fasalla cusub oo kala ah:1. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—›...
02/05/2025

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ...
Jaamacadda Almaas waxaa ka socota diiwaan gelinta Fasalla cusub oo kala ah:
1. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ก๐˜‚๐˜๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
2. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ถ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐˜†
๐Ÿฏ. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†

Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

https://chat.whatsapp.com/EcbfBE4BD6RDHgP5pKc3mo

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ...Jaamacadda Almaas waxay qaadanaysaa bishaan Abriil 2025 Fasalla cusub oo kala ah:1. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚...
16/04/2025

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ...
Jaamacadda Almaas waxay qaadanaysaa bishaan Abriil 2025 Fasalla cusub oo kala ah:
1. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ก๐˜‚๐˜๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
2. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ถ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐˜†
๐Ÿฏ. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†

Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

F.G. Fasaladu waxay bilaabanayaan 01 May 2025

https://chat.whatsapp.com/EcbfBE4BD6RDHgP5pKc3mo

๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—š๐—ฒ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† ;Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa fasal cusub oo ah ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—š๐—ฒ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†    Diploma-daa...
09/01/2025

๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—š๐—ฒ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† ;

Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa fasal cusub oo ah ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—š๐—ฒ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†

Diploma-daan oo Jiyooloojiyada ah waxay hoos tagtaa Kuliyadda Culuumta Dhulka waxay soco doontaa hal sano inshaa Allah.

F.G. Diploma-daan waxaa lagu dhigan doonaa fasalada, si part time ah.

Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 | 0622247521

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ...Jaamacadda Almaas waxay qaadanaysaa bisha Janaayo 2025 Fasalla cusub oo kala ah:1. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ...
28/12/2024

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ...
Jaamacadda Almaas waxay qaadanaysaa bisha Janaayo 2025 Fasalla cusub oo kala ah:
1. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ก๐˜‚๐˜๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
2. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ถ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐˜†
๐Ÿฏ. ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†

Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

https://chat.whatsapp.com/EcbfBE4BD6RDHgP5pKc3mo

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ... Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa  ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ก๐˜‚๐˜๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป   Is qoristu waxay ka so...
30/11/2024

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ...
Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ก๐˜‚๐˜๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป

Is qoristu waxay ka socotaa Xarunta Jaamacadda ee degmada ๐—›๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป
lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

Ama guji link-gaan
https://chat.whatsapp.com/HOfKTtVPk3NEvX9eqFYhAf

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ... Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa  ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ก๐˜‚๐˜๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป   Is qoristu waxay ka so...
04/10/2024

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ...
Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ก๐˜‚๐˜๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป

Is qoristu waxay ka socotaa Xarumaha Jaamacadda Almaas
lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

Ama guji link-gaan
https://chat.whatsapp.com/HOfKTtVPk3NEvX9eqFYhAf

Address

Wada Cabdiqaasim
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almaas Diploma Programmes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Almaas Diploma Programmes:

Shortcuts

Share