Faculty of Business and Management Science

Faculty of Business and Management Science Zamzam university of science and technology Baidoa Compus

09/08/2026
09/08/2026
OGEYSIIS TABABAR AQOON KORORSIKuliyada Ganacsiga Iyo Maamulka ee jaamacada zamzam Qeybta magaalada Baidoa Waxay Qabaneys...
05/08/2026

OGEYSIIS TABABAR AQOON KORORSI
Kuliyada Ganacsiga Iyo Maamulka ee jaamacada zamzam Qeybta magaalada Baidoa
Waxay Qabaneysa tababar aqoon kororsi oo cinwaankiisu yahay

The Art of Influencing People Without Authority

Tababarka wuxuu diiradda saari doonaa

Horumarinta saameynta wanaagsan.
Xoojinta hoggaaminta wax-ku-oolka ah.
Kobcinta xirfadaha isgaarsiinta iyo wada-shaqeynta.
Dhisidda kalsooni iyo xirfado hoggaamineed oo lagu guuleysto waxbarashada iyo goobta shaqada.

Dhammaan ardayda waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay ka faa'iideystaan fursaddan qiimaha badan ee horumarinta xirfadahooda iyo hoggaamintooda.

Faculty of Business & Management Science (FBMS)
Zamzam University of Science & Technology

Address

Baidoa Compus
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Business and Management Science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share