28/04/2026
๐ซ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ณ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ฑ๐ฒ-๐ธ๐ฎ & ๐๐ฎ๐น๐๐ฒ๐ฒ๐๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ผ๐ผ๐ป๐ธ๐ฎ!
โฝ ๐ฅ๏ธโจ๏ธ๐๏ธ
Hambalyo guud ahaan ardayda iyo maamulka Kulliyadda DIU Faculty of Computer Science and Engineering ee Jaamacadda caalamiga ah ee Daha International University -DIU.
Waa tallaabo dhiirigelin leh in la isku daro xirfadda aqooneed iyo firfircoonida ciyaaraha.
Maanta ma ahan oo kaliya maalin tartanka isboortiga, ee waa maalin la muujinayo midnimada iyo kartida dhalinyarada Computer Science and Engineering ee jaamacada. Sida aad ugu dhiirantihiin xallinta Logic-yada adag iyo dhisidda barnaamijyada casriga ah,garoonkana u soo bandhiga farsamo iyo xirfad ka tarjumaysa magaca weyn ee DIU.
๐ซ๐ฎ๐๐๐๐๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ: Kulliyaddiinu waa wadnaha isbeddelka adduunka iyo mustaqbalka tignoolajiyadda. Ciyaar wanaag ha idinku dhammaado Bandhigiina!.