21/06/2026
🎓FURSAD WAXBARASHO OO CAALAMI AH
Marabta inaad wax ka barato japan🇯🇵 oo kugu deeqeyso deeq waxbarasho o dhameystiran?
University of Tokyo MEXT scholarship 2027 aya hada furan.
100% waa free waxa lagusinya lacag bishi
Master degree 🎓 iyo PHD
Shuradaha waxa ka mid ah
1 shahaado jamacaded
2 phd students shahado master
3 wajib maha IELTS
https://www.s.u-tokyo.ac.jp/en/admission/scholarship.html