SNU social science alumni Association

SNU social science alumni Association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SNU social science alumni Association, College & University, JUS, KM4, Mogadishu.

12/08/2026

HADDA CODSO–ABUUR INITIATIVE 2026 WUU FURAN YAHAY…

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay shaacinaysaa furitaanka codsiyada Barnaamijka ABUUR Initiative 2026 Wejigiisa 1aad.

ABUUR Initiative waa barnaamij soconaya 12 bilood, kaas oo loogu talagalay kobcinta hal-abuurka iyo ganacsiga ardayda, laguna taageerayo inay fikradaha hal-abuurka leh ee ardayda u beddelaan fursado ganacsi oo la hirgelin karo.

Codsigu wuxuu xirmayaa: 25 Agoosto 2026.
Codso hadda oo kuji link-ga hoose:

https://forms.cloud.microsoft/r/GFD5gyDVCz

ABUUR Initiative 2026-Fikraddaada u Beddel Fursad Ganacsi!

12/08/2026
20/07/2026
20/07/2026
Jimca wanaagsan Jaalayaal 👏👏Hambalyo Hambalyo 👏👏 Guddoomiyaha Naadiga Qalin-jebiyaasha Kulliyadda Culuumta Bulshada Mr. ...
17/07/2026

Jimca wanaagsan Jaalayaal

👏👏Hambalyo Hambalyo 👏👏

Guddoomiyaha Naadiga Qalin-jebiyaasha Kulliyadda Culuumta Bulshada Mr. Iman Abdirahman Abdi Waxaan uu halkaan Hambalyo diiran uga dirayaa Xukuumadda cusub ee Naadiga Qalin-jebiyaasha Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.

Waxaa uuna Alle uga baryey inuu ku asturo xilka loo magacaabay.

Wuxuuna u rajeeyey guulo badan🤲

Taariikhda: Arbaco,16/07/2026Ku: Dhammaan Xubnaha Hoos Ku XusanKa: Mr. Iman Abdirahman Abdi Gudoomiyaha Naadiga Qalin-Je...
16/07/2026

Taariikhda: Arbaco,16/07/2026

Ku: Dhammaan Xubnaha Hoos Ku Xusan

Ka: Mr. Iman Abdirahman Abdi Gudoomiyaha Naadiga Qalin-Jebiyaasha K.C.B ee JUS

Ujeedo: Magacaabista Xukuumadda Naadiga Qalin-jebiyaasha K.C.B ee JUS

Markuu arkey: Shaqooyinka iyo Hawlaha Baaxadda leh ee horyaala Naadiga Qalin-jebiyaasha ee K.C.B (the Faculty of Social Science Alumni Association).

Markuu dhageeystey: Talooyinka Maamulka, Macalimiinta iyo Qaar kamid ah Qalin-jebiyaasha Kulyadda Culuumta Bulshada ee JUS.

Markuu Tixgeliyey: Aqoonta , Kartida iyo Khibradda Leeyihiin ayuu Masuuliintan u Magacaabey.Jagoonyinka Hoos Ku Xusan.
Magacyada Jagooyinka

1. Marwo Kowsar Abdullahi Mohamed G/Ku-xigeenka N.Q.K.C.B
2. Mr. Ali Mohamed Ali Xoghaya Guud ee N.Q.K.C. B
3. Mss. Hafso Mohamed Osman Xoghaya Maaliyadda ee N.Q.K.C. B
4. Mr. Isse Ali Mohamed Xoghaya X.D. iyo Isgaasiinta ee N.Q.K.C. B
5. Mss. Farhiyo Yusuf Hussein Isku-duwaha Dhacdooyin ee N.Q.K.C. B

Waxaan rajeeynayaa in masuuliintaan ay kasoo bixi doonaan waajibaadka loo igmadey si hufnaan, karti iyo hal abuur ku jiro islamarkaasna kaashanaya AOONTOODA ay hawlahani u leeyihiin.

Dhamman masuuliinta magacaaban waxaa ay si buuxda u qabanayaan xilalkooda, laga billaabo maalinta la saxiixo warqaddan.

=== WABILAAHI TOWFIIQ====

Address

JUS, KM4
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SNU social science alumni Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share