Mountain Hakaba International College

Mountain Hakaba International College Empowering Students To Become Scholars it is the first college in the region with the best quality

17/08/2026

Waa muuqaal Soo koobaya Ardaydii ufadhiisatay Imtixaanka Q.caafimaadka Iyo Q. Computer ka

Maanta waxaa Mountain Hakaba lagu qabtay imtixaan isku jira Computer iyo Caafimaad, kaas oo loogu talagalay in lagu qiim...
15/08/2026

Maanta waxaa Mountain Hakaba lagu qabtay imtixaan isku jira Computer iyo Caafimaad, kaas oo loogu talagalay in lagu qiimeeyo aqoonta iyo fahamka ardayda.

Imtixaanku wuxuu ahaa mid muhiim ah oo lagu tijaabinayay xirfadaha iyo aqoonta ay ardaydu ka barteen labada maaddo. Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo natiijo wanaagsan.

13/08/2026

Waa muuqaal soo koobaya ardaydii dhawaan pratic ku qaateen duriinka nocyadiisa kala duwan.

12/08/2026

Ku soo dhawaada mountain hakaba International college.
Hoyga aqoonta iyo xirfadaha

10/08/2026

Ardayda caafimaadka oo pracice u bilowdey oo dareenkoodu ka hadleen
Mohico Health Students

Mohico activities Health Students
10/08/2026

Mohico activities
Health Students

Mohico Health Students Activity Photos
09/08/2026

Mohico Health Students Activity Photos

28/07/2026

Media waad ku mahadsantahay sidoo kaleEng Abdurahman Mayow Nor Mahadsanid

25/07/2026

Batch-11
Health and Computer Graduation Students
Class of 2026
Hadal jeedin Deanka Caafimaadka Collage Dr Ibrahim Abdirshid Osman Jaw

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ardeyda iyo waalidiinta Degmada Bur Hakaba waxaa la ogaysiinayaa in Mountain Hakaba Internati...
25/07/2026

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Ardeyda iyo waalidiinta Degmada Bur Hakaba waxaa la ogaysiinayaa in Mountain Hakaba International College uu bilaabi doono course
Video Editing
Adobe Photoshop
Adobe illusttrator

Fadlan hadii aad danaynayso nagu soo booqo xarunta Mountain Hakaba International College

Lucturer: Abdirahman Mohamed Nor

Address

Mogadishu
2526

Telephone

+252611283737

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mountain Hakaba International College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Mountain Hakaba International College:

Shortcuts

Share